Haramcad

Haramcad sidoo kale loo yaqaano Harimacad (laatiin Acinonyx jubatus carabi: فهد taliyaani: ghepardo ingiriis: cheetah) waa xayawaan ku nool duurka, ama baadiyaha, waxeena ku kala noolyihiin qaaradaha Afrika iyo Aasiya.

Kuwa aasiyo joogo waxaa laga keenay Afrika. Haramcad waxee u egyahay shabeelka, dhibco dhibco ayuu korka ku leeyahay. Waana xayawaanka aduunka ugu orodka badan. Haramcad waxee ka orod badantahay, baabuurta sportiga cusub, kuwa uugu xooga badan, markii la fiiriyo 3 s ama mirir. Harmacad waxoo orod ku bilaabi karaa 0-103 km 3 s.

Haramcad
Haramcad

Tags:

AasiyaAf-LaatiinAf-TaliyaaniAfrikaCarabiIlbiriqsiIngiriis (luqad)KilometerShabeelXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

PuntlandWiil waalQardhaasIndho yarTiirarka IslaamkaDumarMaxamed Faarax CaydiidFebraayoGidaarka ShiinahaLubanMakaahiilMaxamed Cali KaariyeMuuse BiixiMaxamed Cabdule XasanCeerigaaboBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaKalandarka IslaamkaMurtiJamaameRajabBaha'iDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 20122024AbwaanShimbirXaliima MagoolSiyaasadMahatma GandhiDarajooyinka Ciidanka SomalilandBaddacasDucooyinka galista SuuligaDib QalloocBurcad BadeedCaliNebi Aadam C.SJiilaalIleysTurkigaWardheerXeer ciiseBarbarooleWikiDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedXoriyadSagaaroMudugGarjante gardheere samaaleMeheriAbokor muuseJibriil YoonisLeefida dabadaBooramaBuurta SheekhWiki CommonsWoqooyiga AmeerikaSNMWoqooyiGobolada JabuutiSawirSiilCusmaan bin CafaanSheekhaalGalguduudKhadiijoHilibi MaxamedGobolada ItoobiyaTuwitterShabeellaha DhexeMaxamed Cabdulaahi MaxamedHaaydarojiin🡆 More