Nayroobi

36°49′E / 1.283°S 36.817°E / -1.283; 36.817 (Nairobi, Kenya)

Nayroobi waa caasimada dalka Kiinya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 3,138,295 oo qof (dad tiriskii 2009).Magaca Nayroobi waxoo ka imaaday afka Masaayda, waxaana laga wadaa biyo qaboow. nayroobi waa magaalada affaraad oo ugu weyn afrika, markii laga reebo Qaahiro, Lagos iyo Johannesburg, lama oga in ee ka weyntahay Muqdisho. Magaalada Nayroobi waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed 1899, waxaana waqtigaas la rabay in laga dhigo meel tareen isteeshin u ah tareenka ka soo baxo Yugandha isla markaas neh soo maro Mombaaso si oo u istaago nayroobi. Magaalada waxaa labedelay sanadka marka oo ahaa 1900 markii oo dab wada qabsaday magaalada.Taariikhda marka ee eheed 1907 Nayroobi waxee noqotay caasimada Bariga Ingriiska oo markaas la isku dhihi jiray wadamada Yugandha iyo Kenya. 1963 waxee magaalada noqotay caasimada dalka Kenya, waa markii oo wadanka xornimadiisa qaatay. Nayoobi waxaa ku yaalo garoonka diyaaradaha caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airport, waxoona ku yaalaa geeska magaalada nayroobi iyo garoon kale oo asiga neh ku yaalo gees kale oo magaalada ka mid ah, laakiin uma weyno sida Jomo Kenyatta. magaalada waxee leedahay sadax laami oo waaweyn oo kala tago mmbaaso iyo magaalo yaal badan oo yar yar iyo mid tago garoonka diyaaradaha caalamiga.

Nayroobi
Nayroobi
Nairobi leo.
Flag
Nayroobi
Coat of arms
DalkaKiinya
GobolNayroobi
Area
696 km2 (269 sq mi)
Joogga
1,661 m (5,450 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan3,375,000
 • Cufnaanta dadka4,850/km2 (12,600/sq mi)
 
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha020
Websitenairobicity.go.ke

Cimilada Nayroobi

Faahfaahin Cimilada Nayroobi
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.5
(77.9)
26.7
(80.1)
26.8
(80.2)
25
(77)
23.6
(74.5)
22.5
(72.5)
22
(72)
22.7
(72.9)
25
(77)
25.7
(78.3)
24
(75)
24.4
(75.9)
24.49
(76.09)
Maalinle °C (°F) 18
(64)
18.8
(65.8)
19.4
(66.9)
19.2
(66.6)
17.8
(64.0)
16.3
(61.3)
15.6
(60.1)
15.9
(60.6)
17.3
(63.1)
18.5
(65.3)
18.4
(65.1)
18.1
(64.6)
17.8
(64.0)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 10.5
(50.9)
10.9
(51.6)
12.1
(53.8)
13.4
(56.1)
12.1
(53.8)
10
(50)
9.2
(48.6)
9.1
(48.4)
9.7
(49.5)
11.3
(52.3)
12.7
(54.9)
11.7
(53.1)
11.06
(51.90)
Roobka mm (Faraha) 58.3
(2.295)
49.8
(1.961)
92.2
(3.63)
242.3
(9.539)
189.5
(7.461)
38.6
(1.52)
17.6
(0.693)
24
(0.94)
31.2
(1.228)
60.8
(2.394)
149.6
(5.89)
107.6
(4.236)
1,061.5
(41.791)
Dhexdhexaad. Xilli roobaadka (≥ 1 mm) 4 4 8 16 13 5 3 4 4 7 14 9 91
Saacadaha Bilaha qorraxda 288.3 268.4 266.6 204 189.1 159 130.2 127.1 180 226.3 198 257.3 2,494.3
Source #1: Hong Kong Observatory (1961-1990) and World Meteorological Organisation
Source #2: BBC Weather


Tixraacyada

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Mucammar QadaafiMiyigaAbgaalKubadda CagtaDaahir Rayaale KaahinKanadaSheebsanGuddiga Af SoomaaligaSawirLambarFaransiiskaCabdulle TaraawiilGudniinka FircoonigaXasan Cali KhayreMasaajid Cali GuduudShabeellaha HooseGabayDagaalkii (2006–2009)XimsaCumaanLacagGaraadtooyada DaraawiishKhaliifQareChunghaAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961MagacXisaabTaariikhda MasarGalmada dabadaBarasiilDagaalkii uxudJamhuriyaddaBooramaQolobaa CalankeedCusmaan binu CafaanMadagaskarShingaaniSalaada CasirWadanamaha Bari AsiaRuushkaMUUSE ISMACIILLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaJuqraafiga SoomaaliyaGarasbaaleeyNebi Aadam C.SXiddigisSideedleeyBahamasInqilaab CiidanMaalinBoqortooyadii DarawiishMarookoHTMLSalaada DuhurMeheriWabiga JubbaDhaga yare (geed)Habdhiska DheefshiidkaKilimanjaaroJijeeleJilibDagaalkii KhaybarTiirarka IslaamkaNugaalRaas CaseyrAtomMoobleenDAGAALKII STALINGRADFaaduma rasuulElizabeth II🡆 More