Madax

Madax (Af Ingiriis : Head; Af Carabi : ar‎) waa waaxda saldhiga u ah maamulka jidhka dadka iyo xayawaanka.

Madaxa waa qeybta ugu muhiimsan noolaha, sababtoo ah waxaa ku taala xubno lagama maarmaan u ah jiritaanka noolaha sida: camaamka, maskaxda, afka, sanka, indhaha, dhegaha iyo neerfo iyo xididido badan.

Madax
Xubnaha samayska Madaxa dadka.

Afar ka mid ah shanta laxaad ee dareenka dadka waxaa laga helaa wejiga iyo madaxa.

Tags:

AfAf CarabiAf IngiriisCamaamDhegIlJidhMaskaxNooleSanXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Warbixin SoomaaliyaUbaxDhagaxtuurAwdalReer-DarawiishBirr (lacag)Cusmaan gaaziMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960AbaajibilMahatma GandhiMajaajiloHiraabCumar bin cabdi caziizQabiilada JubalandCirifka waqooyiShiicaWaaciyeJubaland2006Tiirarka IslaamkaLeefida dabadaDagaalkii ciraaq iyo iiraanXuseen CaydiidMisirDowlad madax banaanHibo NuuraMiniyaabolisCiid al-AdxaaAstaamaynSuug (qori)World Wide WebGaalkacyoSacuudi CarabiyaSamaaleHeesDurbaanQadiyaddax2sdkKajolQur'aanWabiga JubbaWaroodka HowlwadaagRasuulHabar ejiWayback MachineKaaraanDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaMakaahiilFarta CismaaniyaCumar DhuuleOgaadeen (beel)BuurhakabaAfarta xilliDillaDayax GacmeedDastuurka SoomaaliyaMaamulgoboleedka SoomaaliyaBartireSNMElizabeth IIDegoodiYuutYuubHodanAfarta madhabAxmed TeersoQaramada MidoobayDafoBakistaanDhaqanka SoomaaliMacluumaadka Teknolojiyadda🡆 More