Luqada Tamil-Ka

Luqada Tamilka (Af-Tamil: தமிழ், tamiḻ ) waa mid ka mid ah Luqadaha Dravidian waxaan ku hadla Dadka Tamilka ee ku nool Qaaradyareyda Hindiya.

Waxaana si rasmi ah looga hadlaa Gobolka Tamil Nadu ee Hindiya iyo sidoo kale wadamada Sri lanka iyo Singapore. Waana mid ka mid ah labaatan iyo labada luqadood ee ka diiwaan gashan Hindiya. Waxaana sidoo kale looga hadlaa in yar oo ka mid ah wadamada Malaysiya, Mauritius iyo Reunion iyadoo sidoo kale dadka qaxootiga ah ee ku nool caalamka kuwaas ee jeeda dhulalka looga ha hadlo Luqadaan.

Luqada Tamil-Ka
Tamil

Tirada iyo meelha lagaga hadlo

Waxa lagu qiyaasaa shacabka tamilka ilaa 74 milyuun oo qof waxaany kala daganyihiin dawladahan soo socda.


Tags:

HindiyaMalaysiyaMauritius

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LacagHargeysaBeesha hilibi daarandooleKacbadaBiimaalUrurka Iskaashiga IslaamkaYugandhaBoondheereTaariikhda SomalilandKun Habeen Iyo HabeenWaqooyiga AfrikaLiiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandCagaarshow BSacuudi CarabiyaGarsoorka SoomaaliyaWadnoCunto SoomaaliSaraarDagaalkii QaboobaaJaamacada CarabtaGeedMaxamed abokorEimi FukadaCali MahdiMadaxwaynaha SoomaaliyaAduunkaCumar DhuuleBuluugAxmed KismaayoSiigeysiDiinShariif AxmedQajaarMaxamed gorgaateSoomaaliDiiwaanka Caasimadaha AfrikaBanaadirDiinsiLibaaxNacaybKoonfur AfrikaCabdirashiid SharmaarkeBuurhakabaMeles ZenawiKenyaDayax MadoowaadWarta NabadaXasan Sheekh MaxamuudAladdin MeierWebiyadaYurubGedoBashimSomtelWaxbarashada SoomaaliyeedNabadSoqotraMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaIslaamOperating systemCilmiga bulshadaKoonfur Australia (gobol)DhaqanSuxufi IbraahimWadamada AfrikaYaaqshiidBadda SoomaaliyeedBehraMadaxweyneyaashii PuntlandReer Aw XassanCimilo🡆 More