Interlingua waa luqad la dhisay iyadoo la adeegsanayo kelmado laga helo inta badan luqadaha Galbeedka-Yurub.
Waxaa sameeyay IALA- koox dad ah (oo loo yaqaan Alexander Gode) oo ka shaqaynayay in ka badan 20 sano, waxayna dhammeeyeen oo ay daabaceen qaamuuskii ugu horreeyay 1951. Interlingua waxaa la abuuray iyada oo ku saleysan luqadaha: Ingiriisi, Faransiis, Isbaanish, Boortaqiis, iyo Talyaani.
Interlingua | |
---|---|
Dhawaaq | /ɪntərˈlɪŋɡwə/ |
Qoyska luqada |
|
Koodka luqada | |
ISO 639-3 | – |
Interlingua waa luqad la dhisay iyadoo la adeegsanayo kelmado laga helo inta badan luqadaha Galbeedka-Yurub.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Interlingua, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.