Dagaalkii Uxud

Dagaalkii Uxud (ingiriis: the Battle of Uhud; Carabi: ﻏﺰﻭﺓ ﺃﺣﺪ; Ġazwat ‘Uḥud) waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo u dhiganta 3dii Shawwal sanadkii 3aad ee Hijrada, wuxuuna ka dhacay buurta Uxud ee waqooyi galbeed deegaanada Carabiya.

ciidamada muslimiinta ayaa lagu jabiyay dagaaka waxaana looga dilay rag badan oo ku jiro Xamza adeerkii Nabiga scw

Dagaaladii Islaamka
ﻏﺰﻭﺓ
Qaswooyinkii Ugu Horeeyay
Dagaalkii Beder
(ﻏﺰﻭﺓ ﺑﺪﺭ)
Bedertii Labaad
Dagaalkii Uxud
(ﻏﺰﻭﺓ ﺃﺣﺪ)
Dagaalkii Dhufeysyada
(ﻏﺰﻭﺓ ﺍﻟﺨﻨﺪﻕ)
Dagaalkii Isbaaheysiga
(ﻏﺰﻭﺓﺍﻻﺣﺰﺍﺏ)
Dagaalkii Kheybar
Dagaalkii Xunayn
Dagaalkii Tabuk

Dagaalkan Uxud wuxuu ahaa dagaalkii labaad ee ka dhex dhaca kufaartii reer Makka iyo muslimiinta u soo qaxdey isla markaana degan magaalada Madina, waxaa ka horeeyay Dagaalkii Beder ee dhacay sanadkii 624kii markaasi oo tiro yar muslimiin ahi jebiyeen dhowr kun oo ciidan hubeeysan ah.

Taariikhda miilaadiga markey ahayd Maarso 11keedii, sanadkii 625 C.D ayaa guuto ciidamo si fiican u hubeeysani ka soo baxeen magaalada Makka si eey ugu soo aar-gudaan dadkii lagaga diley Dagaalkii Beder. Ciidamada reer Makka si fiican ayay u qalabeesnaayeen oo xataa dumarka iyo caruurta horey ayay u soo kaxeeyseen si aanay marnaba u jabin. Dhinaca kale, markii warka weerarka reer Qureesheed soo gaadhay muslimiinta reer Madiina ayaguna way isa soo diyaariyeen isla markaana horey u soo qaateen wixii hub iyo qalab ay heli kareen.

Si kastaba ha ahaatee, xoogaga ciidamada laba dhinac waxay fooda isku dareen banaanka dhinaca buurta Uxud halkaasi oo dagaalka qeybtiisa hore guushu ku raacdey ciidamdii muslimiinta. Ayagoo moodaya ineey guuleysteen ayaa in badan oo ciidanka muslimiinta ah ayaa daba ordeen dagaal-yahanadii reer Makka, taasi waxay fursad siisay guuto dagaal-yahano fardoleey reer Makkah ah, kuwaasi oo dhabarjebin ku sameeyay ciidamadii muslimiinta.

Isku soo wada duuboo, tiro badan oo muslimiin ah ayaa ku dhimatey dagaalkaasi Uxud ka dib markii ciidamada muslimiintu ku jabeen dagaalkaasi. Intaas waxaa dheer, Nebi Muxamed laftiisa dhaawacyo aad u halis badan ayaa soo gaadhay. Ugu dambeyntii guushu waxay raacdey reer Makka.

Dagaalkii Uxud

Dagaalkii Uxud (ingiriis: the Battle of Uhud; Carabi: ﻏﺰﻭﺓ ﺃﺣﺪ; Ġazwat ‘Uḥud) waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo u dhiganta 3dii Shawwal sanadkii 3aad ee Hijrada, wuxuuna ka dhacay buurta Uxud ee waqooyi galbeed deegaanada Carabiya.

Dagaalkii Uxud

Dagaalkii Uxud (ingiriis: the Battle of Uhud; Carabi: ﻏﺰﻭﺓ ﺃﺣﺪ; Ġazwat ‘Uḥud) waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo u dhiganta 3dii Shawwal sanadkii 3aad ee Hijrada, wuxuuna ka dhacay buurta Uxud ee waqooyi galbeed deegaanada Carabiya.

Tags:

BuurCarabiIngiriisMaalinMaarsoQurayshSanadXamza bin cabdi mudalib

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Raage UgaasYurubSuugaanIngiriiskaJadwalka CuriyayaashaQarniGarxajisYeesif maxamedJamhuriyaddaLoobageAdan SiiroZeyd Binu XaarithaQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDJacaylCalanka KhaatumoAstaanta Qaranka SomalilandNabiDhishiike (qori)Farshaxan SoomaaliTaariikhda Qaramada MidoobaySanadTalyaaniCimiloNabi Luud C.S.ToonHartiKoonfur KuuriyaJibriil YoonisLacagCali barreMasjidka NabigaBeesha hilibi daarandooleJinkis KhanIsmaaciil MireXoghayaha Guud Qaramada MidoobayKhaalid bin Waliid10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayKoobka AdduunkaFarraareKintirkaTurdhoInternetSiigeysiSuudaanCabdullaahi bin CabbaasJubbada HooseSSDFSadaxleeyAwrtableLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayWarshada Sonkorta ee JowharWasaaradda Arrimaha Gudaha SoomaaliyaAl-ShabaabGadabuursiMalaku JibriilMississaugaKiin JaamacSifaynta Diinta IslaamkaAfbarwaaqoJubbada DhexeRaxanweynBegediAbu BakrXamarjajabXVideos2001CaliLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaJamhuuriyada Dimuqaraadiga KongoDagaalkii BederBuurweyn🡆 More