Fiisigis

Fiisigis waa erey Giriig ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (Carabi:فيزياء Ingiriis: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska.

Fiisikis E = m c 2
  Fiisigis      
  Taariikhda Fiisigiska

Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma).

σ = F/A

Fiisigis
Dhawr sawir oo isugu jira kuwa dabiici ah iyo kuwa lasameeye dhamaanna waxaa lagu bartaa Fisigiska

Haddii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, haddii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.

Tusaale:-

labo tuubo oo qaab dhululubo leh kalana ah AB iyo BC, ayaa la iskula alxamay barta B ee jaantuska hoose, kadibna la saaray xoogaga ka muuqda jaantuska. Soosaar laxaadka xooga P, haddii cadaadis kala-jiidanka tuubada AB uu la mid yahay labanlaabka laxaadka cadaadis isku-ururka tuubada BC.


Qoraalo La Xidhiidha

waa cilmi laku barto fahamka asaasika eh sida (culeyska-awooda-zamanka,waqtika) iyo waxwalbo oo kafarcamo, waa falaqeeynta guud ee dabeecadda, waxana oo kuu sheeygaa fahmaka caalamka ama aduunka aan ku noolnahay. qoraaka: Yusuf shaami

Tags:

CarabiGiriigIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

NabadMilyanJubalandJarmalkaGeri koombeIsmaaciil Cumar GeelleAbu BakrWikipediaMeles ZenawiDayniileDagaalkii (2006–2009)ArjantiinaSheekhaalSaruurDhulNabi Suleymaan C.S.Mahatma GandhiCismaan KeenadiidCilmi BoodhariXarafTixMuqdishoWikibidhiyaSiyaad BarreAw-dhuleedka AfrikaDadka MadoowMacluumaadka TeknolojiyaddaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaCilminafsiBaraak ObamaLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaMagacyada AllahBuluugJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)GusMadaxweyneyaashii SoomaaliyaBelarusKaaraanBeer gadiidCumar DhuuleHentaiManchester City FCCayr (beel)JabuutiDimoqraadiRio de JaneiroDhulbareBuulo MareerSydneyJabaanAf SoomaaliKoonfurKhilaafada RaashidiintaPuntlandHibo NuuraGoogleGalbeedka AfrikaAwdalShilinSextubeIsuduwe Habka JuqraafigaArsenal FCAdhiShirkada Isgaariinta HormuudJubbada DhexeGambool(nuur warsameHawiyeKanadaBaarliinSamo ku waar🡆 More