Dagaalkii Labaad Ee Aduunka

war bixinta zakariye asad badal Dagaalkii Labaad ee Aduunka wuxuu ahaa dagaalka taariikhda aduunka ugu fooshaxun, dagaalkaan waxaa ku dhintay dad malaayiin ah, wuxuuna ka soo bilaawday qaarada Yurub sanadka marka oo ahaa 1939kii ilaa 1945tii.

Waa markii oo wadanka Jarmalka xukumi jiray ninkii naatsiga ahaa oo la dhihi jiray Adolf Hitler. Ninkaan ciidamadiisa waxay qabsadeen wadamo badan oo Yurub ka mid ah, isla markaas neh wuxuu aad uula dagaali jiray wadan kasto oo ka hor imaado. Dagaalkiisa wuxouu gaaray Aasiya, woqooyiga Afrika ilaa Ameerika. Ninkaan waxoo xasuuqay 6 miliyan oo yahuud ah. Dagaalka oo bilaabay neh waxaa ku dhimatay 60 miliyan oo qof. Dhimasho intaas la eg wali aduunka kama dhicin, waxayna u badnaayeen dad rayid ah. Dagaalkaan inta oo socday somalia waxaa gumeesanjiray gumeestiyaashii ingriiska iyo talyaaniga. hadii aa wax ka ogtahay in oo dagaalkaan soo gaaray somalia, xiligii ee somalia gacanta uugu jirtay ingriiska iyo talyaaniga, wax waa ku dari kartaa.

Dagaalkii Labaad Ee Aduunka
Dagaalkii Labaad ee Aduunka

Sida oo ku bilaawday dagaalka

Dagaalka wuxuu bilaawday markii wadanka Jarmalka ku duulay dalka Boland, isla markaana wadamada Ingriiska iyo Faransiiska waxee ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah wadanka Jarmalka. dagaalka Aasiya wuxuu bilaawday 1937 ilaa 1945ti, waxayna Aheyd markii wadanka Jabaan uu ku duulay dalka Shiinaha.

Tags:

AasiyaAdolf HitlerAfrikaAmeerikaJarmalkaYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SiwaarqoonMeheriTaariikhda SaxaabadaKarkaarMidowga Maxkamadaha IslaamigaXasuuqii IsaaqMasagoQoraalAf-JiidoNabiyada IslaamkaMakaahiilGubtaAbwaanSalaaxudiin al-AyyuubiBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCaruurta Nebi MuxamedBaalcad absameMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960KismaayoShimbirGarjante gardheere samaaleFanaaniinta SoomaaliyaRaas CaseyrXuquuqda dadkaAxmed WacdiyowMakkaWacbuudhan AbgaalKhilaafada RaashidiintaAlbaniaManchester City FCGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaWabiga NiilGalbeedka AfrikaMaxamed Faarax CaydiidNabi Suleymaan C.S.NayjarCabdirashiid Sharmaarkebar-internetCurudka SamaroobKenyaSaado Cali WarsameRoobShirkada Isgaariinta HormuudBari (Gobol)Qorax MadoowaadSifaynta Diinta IslaamkaMaryamDagaalkii BederHawiyeTiraabGalguduudKalandarka MiilaadigaNabi Nuux C.S.Gobolada SomalilandAfarta jihoTuwitterXasan GaashireedleWiil waalMasjid al-AqsaDaguuroCaasimadIsaaqMauritiusSaruurSagaaroSuuradWarshadWhakeSuugaanta Soomaalida🡆 More