Warqadda aqoonsiga Waa sharci si rasmi ay Dawladda usiiso dadkeeda si loogu aqoonsado, waana kuwa ugu muhiimsan xagga sharciga Dawladda, waxaa ka dambeeya baasaboor loo adeegsado isticmaalid wadan ka baxsan dalka laga bixiyey.
Soomaaliya Warqadda aqoonsiga waxaa la dhihi jiray Tessera municipio taas oo ah eray Talyaani ah, Laakiin 2009 kabacdi ayaa waxaa Dowladda somalia soo saartay eID ah Warqadda aqoonsiga oo loo adeegsan karo habka elektroonka ah isla markaana kaydinaysa macluumaadka qofka, Sida: Magaca, Meesha uu ku dhashay, Nuuca, Xaalkiisa (Haddii uu yahay xaasle), Iyo sawirka qfka iyo macluumaad dheeraad ah. Waxa ay shaqaynaysaa muddop 5 sanadood ah.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Warqadda aqoonsiga, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.