Thiin Kakan

Thiin kakan ama Tiro kakan waa tiro loo qoro qaab isku beegnaan ah 1----1 ama a + b i halka a iyo b .

ayaa ka dhaxeysa baraha xarriiq tiro iyo tirooyinka maangalka ah, taasoo inoo fududeyneysa shaqaynta Aljabraha. Tusaale ahaan ma jirto tiro maangal ah oo raalligelineysa isle'egta : . Isle'egta iyo wixii la mid ah si aynu u furfurno waxaynnu adeegsaneynaa ururka tirooyinka kakan.

Thiin Kakan
Waxaa suurtagal ah tiro kakan in ay matasho qaab lamaanayaasha hoorsan ah ee tirada maangalka ah

Tirooyinka habdhiskaa ku jiraa waxey ka koobanyihiin, lammaanayaal hoorsan oo maangal ah (a, b). Sidaa daraadeed, way inoo suuragelaysaa inaynu iskubeegnaan 1------1 ka dhaxeysiino tirooyinka kakan iyo dhibcaha sallax ka koobanyahay. Guud ahaan Zi waxey u taagantahay lamaanayaal hoorsan oo tirooyinka maangalka ah K-na waxey u taagantahay ururka tirooyinkaa oo dhan.

Haddii : oo  markaa : 

go'aanka halkaas inooga soo baxaya waa in:

= ( a , 0 ) :

= []

Tags:

Tiro

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

XoghayeSalaadDiinsoorLondonKiristiyano RonaldoBahda BisadaSadaxleeyLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaFarxiya FiskaCabdiqaadir YamyamJibriil YoonisTaariikhda SoomaaliyaSheekhaalBuuhoodleLisaMidowga Maxkamadaha IslaamigaFarraareSifaynta Diinta IslaamkaMaahmaah Xarafka AXarafMaxamed MoogeHaifa WehbeCiidanka Qaranka SomalilandLionel MessiBaalcad absameDhooboSalaaxudiin al-AyyuubiSaldanada GelediImaam dahabiWayback MachineUrurka Shaqaalaha AduunkaSalaaniikWikibidhiyaBariga AfrikaHuruudRasuulAbokor muuseBeesha hilibi daarandooleShabeel-naagoodNabi Daa'uud C.S.Soomaali AlifbeetMahatma GandhiKhadiijoSuugaanta SoomaalidaBaarliinJowleGaalkacyoSaylacBoqortooyadii DarawiishWaraabeRoobQur'aanJamhuuriyada Dimuqaraadiga KongoMacluumaadka TeknolojiyaddaRaas CaseyrXikmada Nolosha iyo FarxadaSoonBurtuqaalAfareeyUstareliyaSaynab bint MuxamedSalaada DuhurMasagoMasaajid Cali GuduudAfrikaMadiinaDubayJarmalGarjante gardheere samaaleBeeraha SoomaaliyaAl-QaacidaDadka CadMaxamed Cabdule XasanGuska weynXarardheere🡆 More