Ra'iisul Wasaare: Jago dawladeed

Ra'iisul Wasaare (Af Ingiriis : Prime Minister; Af Carabi : ar‎) waa madaxa xukuumadeed ee wadan, dowlad ama dal.

Sida caadiga ah, ra'iisul wasaaruhu waxa uu madax u yahay wasiirada oo dhan. Waxaa mararka qaar lagu magacaaba waasiirka kowaad ee dowlad leedahay. Si kastaba ha ahaatee, ra'iisul wasaaruhu waxaa inta ugu badan soo magacaaba Madaxweynaha ama Boqorka wadankaasi. Sidoo kale wadamo badan oo caalamka ah "ra'iisul wasaaraha" waxaa si toos ah u doorta shacabka iyo bulshada wadankaasi.

Ra'iisul Wasaare: Jago dawladeed

Ereyga "ra'iisul wasaare" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "رئيس الوزراء" micnaheedu waa madaxa wasiirada ama "hogaanka wasiirada".

Ra'iisul Wasaare: Jago dawladeed

Ra'iisul Wasaare: Jago dawladeed

Ra'iisul Wasaare: Jago dawladeed 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBoqorMadaxweyne

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GalmudugSoolKhatumo stateGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaMidowga AfrikaDhul-hoos Bari KushiitikHawiyeWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaHantiwadaagDhaqanka SoomaaliAstaamaynAfarta xilliIskugeynCaawiye question and answerBeesha DaraawiishXHamsterCaabudwaaqBunBambi WoodsXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibRinjiga agiriliigHonjo SuzuBoondheereKaneecoRaaxoAf Soomaali LuqadJibriil YoonisGuToljecleDawladii CabaasiyiintaXoghayeSomalilandRaage UgaasShabeellaha DhexeDhulSurre (beel)EsperantoSifaynta Diinta IslaamkaImaaraatka CarabtaPeruDiiwaanka Caasimadaha AfrikaBoosaasoBeerNaasleyFaysal Cali WaraabeShilin2019Cilmiga bulshadaJarmalkaUraanoCiidanka Xooga SoomaaliyaHabboonAfareeyCilmi FallagBiciidAnas bin maalikBariga AfrikaShiikh Shariif Shiikh AxmedDagaalkii xoraynta ogadenAf IngiriisFanaaniinta SoomaaliyaKhadiijoBahabar cabdaleLoobageKuwala LumbuurCimraanCaruurta Nebi MuxamedDalxiiska SomalilandSheeko SoomaaliFiidmeerTiirarka Islaamka🡆 More