Beel Muuse

Muuse (Af Ingiriis : Muse) sidoo kale loo yaqaano Muuse Dheriyo, waa beel ka mid ah qabiilada laga tirada badan yahay ee ka tirsan dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Muuse Dheriyo
Thiinada guud ee dadka
12,000 (1984 qiyaas)
Meelaha ay ku badan yihiin
Beel Muuse Soomaaliya
Beel Muuse Itoobiya
Beel Muuse Jabuuti
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Yibir, Madhibaan, Midgaan iyo beelo kale laga tiro badan yahay

Hordhac

Beesha Muuse waxay ka tirsan tahay beelaha laga tirada badan yahay ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Intaas waxaa dheer, beeshani waxay si rasmi ah u degaan dhamaan magaalooyinka Somaliland. Sidoo kale, magaalada Jigjiga iyo Diridhabe waxaa ku dhaqan tiro badan oo Madhibaan ah. Caasimada wadanka Djibouti waxaa ku dhaqan tiro badan oo Muuse dheriyo ah.

Magaca beeshu oo sax ah wuxuu ahaa Reer Sheikh Muuse.

Taariikh

Tirokoob la sameeyay 1984kii waxaa lagu sheegay in beesha Muuse ahayd 12,000 qof, kuwaasi oo intooda ugu badan ku noolaayeen Waqooyiga Soomaaliya.

Waxaa taariikhda lagu sheegay in beesha Muuse kasoo farcameen Maxamed Gorgaate Hawiye. Waxay ahaayeen dad ugaadhsato ah, taasi oo keentay in laga sooco bulshada inteeda kale. Dadka Soomaalida ah inteeda u badan waxay ahaan jireen xoolodhaqato iyo beeroley; taasi oo keentay in si khaldan loo arko dadka ugaadhsatada noqday.

Si kastaba ha ahaatee, beesha Muuse, Yibirta iyo Madhibaan iyo dhowr qabiil oo kale waxaa loo yaqaanaa Tumaal; taasi oo asal ahaan ka timid xirfada biraha ay beelahasi ku shaqaystaan.

Dadka Caanka ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Beel Muuse 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Beel Muuse HordhacBeel Muuse TaariikhBeel Muuse Dadka Caanka ahBeel Muuse Sidoo kale fiiriBeel Muuse TixraacBeel MuuseAf IngiriisBeelBeelaha SoomaalidaItoobiyaSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QaraaboGalguduudAnas bin maalikXeer ciiseSoomaali GalbeedCilminafsiCusmaan bin CafaanSaruurAf IngiriisBerberaAngolaGarowF (alifbeet)Xasan GaashireedleQoraxLoobageKenyaLiiska magaalooyinka SoomaaliyaTogdheerDhulKoonfur GalbeedSalaadQamadiLiiska magaalooyinka KanadaMudugGobMaakhirGaanaGalmada dabadaTaariikhda SomalilandMadaxweyneyaashii SoomaaliyaMia KhalifaBocor guduudItoobiyaHonjo SuzuBooramaDawladii CabaasiyiintaLacagta JabuutiJabuutiBudbudGaaljecelCaabudwaaqXasan Cali KhayreXadhig xabsiNabi Ibraahiim C.S.Boobe Saxanle (qori)Ismaaciil MireXiman iyo xeebBakoolMUUSE ISMACIILTamarCalanka SomalilandDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaBaarlamaanka SomalilandGedoTurkigaJiilaalBiimaalCarabiCumar FaaruuqWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaHirshabeelleKalandarka MiilaadigaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaJustin BieberAstaanta Qaranka SomalilandXayawaanXeerarka tajwiidka Qur’aankaWebiyadaGusTansaaniyaMasaajid Cali GuduudMaxamed gorgaate🡆 More