Mindi

Midi, Mindi, Madi (ingiriis: knife; carabi: سكين) sidoo kale loo yaqaano Tooreey waa bir af khafiif ah leh oo lagu kala gooyo wax walba.

      Kani waa maqaal ku saabsan Midida.

Noocyo badan oo kala duwan oo biraha ka mid ah ayaa la odhan karaa madi, laakiin guud ahaan madidu waa bir af dhuuban oo loogu talo-galay in wax lagu kala jeexo, dalooliyo ama kala gooyo. Meelaa qaar mashiinada wax lagu kala jaro ee waaweyn ayaa loo yaqaan ineey qeyb ka yihiin Midiyaha.

Mindi
Nooc ka mid ah mindida, Af Soomaaliga lagu yidhaahdo "Soodh" (Bowie-class knife)
Mindi
Nooc kale oo midida ah, inta badan loo yaqaano Midida Subaga.

Guud ahaan waxaa jira noocyo badan oo madida ah midaasi oo loo isticmaalo siyaabo badan oo kala duwan, kuwaas waxaa ka mid ah Soodhka (Bowie-class knife) oo ah mid loogu talo-galay in wax lagu dilo waxaana inta badan isticmaala ciidanka, midiyaha yaryar ee lagu isticmaalo xaafada, qalab waaweyn oo mashiino ah oo lagu kala gooyo biraha, looxa, dhagaxa iyo walxo kale.


Tags:

BirCarabiIngiriisMadi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Farta CismaaniyaWorld Wide WebKitaabCabdicasiisAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandMaxamed Faarax CaydiidMakaahiilCiidanka Xooga SoomaaliyaKalandarka MiilaadigaWacbuudhan AbgaalNapoleon BonaparteYaanyuurGalguduudXafada daha baardheere2006Roob la DhacMaroodi JeexMaalinta Madaxbanaanida SomalilandBuurta DaaloCumar FaaruuqMia KhalifaIGADGar adagMilanXarafDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedSuugaanta SoomaalidaAmberRahJacaylNamibiyaRee XasanBalidhidhinQolobaa CalankeedHabdhiska DheefshiidkaAkaraWikipedia SoomaaligaTaariikhda MasarSoolAfgooyeAbsameAsharaaf sarmaanHiiraan StateXaliima MagoolMagaalooyinka MaraykankaCilmi BoodhariMacluumaadka TeknolojiyaddaMaxamed CigaalGaraamq88lpCiidanka Qaranka SomalilandZeyd Binu XaarithaMowsilCarabiTuwitterWardheerMalaysiyaOgsajiinCaafimaadDayax GacmeedRas kambooniDillaBiyoGelediCasuus (midab)Masaajid Cali GuduudAbu HurayraTunisiyaCanuuniShilinMaxamed TubeecSaambiya🡆 More