Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal.
Sida caadiga ah, madaxweyne ku xigeenku waxa uu madax u yahay dhamaan xubnaha dowlada ee madaxtooyada. Waxaa mararka qaar dhacda in ra'iisul wasaaruhu ka awood sareeyo madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne ku xigeenku waxaa inta ugu badan ku soo baxaa doorasho shacabka ama golle.
Madaxweyne ku xigeen waa nin madax ah oo madaxweynaha doorto. madaxweeyne kuxigeenka, waxaa loogu tala galay, haddii oo madaxweeynaha jiito, in oo booskiisa galo.
Dhinaca kale, ereyga "madaxweyne" waxaa sidoo kale isticmaala ururada madaxa banaan, shirkadaha ganacsiga iyo xisbiyada; kuwaasi oo macnaha ereygu u taagan yahay "qofka ugu sareeya ururkaasi ee go'aanka ugu dambeeya gaadhi kara". Madaxwayne kuxigeen waa jagada labaad ee dawlad shirkad amaba wax kasta oo xila oo leh madaxweyne.
Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal.
Madaxweyne waa taliyaha ugu sareeya ee dowlad kaasi oo ku soo baxa doorasho shacab ama golle. Madaxweynuhu wuxuu talada heyn karaa wakhti go'an oo inta ugu badan u dhexeysa 4 sano ilaa 8 sano. Inta ugu badan dowlada caalamku waxay leeyihiin madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen kuwaasi oo talada la wareega wakhti isku mid ah. Hadii madaxweynaha wax gaadhaan ama geeriyoodo waxaa talada dalkaas la wareega madaxweyne ku xigeenka.
Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal.
Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal.
Madaxweyne ku xigeen (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : vicepresidente; Af Ingiriis : vice president) waa madaxa labaad ee ugu sareeya dowlad wadan ama dal.
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Madaxwayne kuxigeen, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.