Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

      Boga "fuul" waxaa laga soo toosiyay halkan.

Sidoo kale waxaa marka la karinayo lagu daraa noocyo kale oo cunto ah si dhadhanka loo macaaneeyo. Sidoo kale, cuntadan fuulka waxaa lagu qasaa suugada midaasi oo lagu darsado noocyada kala duwan ee raashinka. Fuulka ama canbuulada waxaa loo diyaariyaa noocyo kala duwan. Deegaano badan oo ka mid ah dhulka Soomaalidu degto waxaa fuulka lagu kariyaa biyo, milix iyo saliid kaliya; marka ay bislaato waxaa lagu darsadaa subag, saliid macsar, sonkor, malab iyo caano. Intaas waxaa dheer in fuulka loo diyaarin karo qaabka suugada ayadoo la shiilayo.

Canbuulo
Canbuulo
Canbuulo lagu daray ukun
Magac kaleFūl, fuul
Ka tirsanQuraac, Qado, Casho
Asal ahaanMasar, Soomaaliya
Ka koobandigir waweyn, saliid, xawaash
Kala duwanaanLiin qarboosh, basal, kamsar, toon, basbaas
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)
Canbuulo
Cuntada fuulka waa mid si guud loo isticmaalo.

Guud ahaan cambuulada waxaa laga cunaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan Bariga Afrika, Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika iyo meelo kale oo caalamka ah.

Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

Qaar ka mid ah qoraaga caalamka waxay sheegeen in fuulka laga beeran jirey deegaanada Masartii hore iyo nawaaxigeeda wakhti ku beegan qarnigii 5aad C.H.

Sidoo kale, cilmibaadhis arkiyooloji ah waxaa lagu ogaaday in wakhti imika laga joogo 2,600 sano ka hor in cambuuladu ka bixi jirtey deegaanka Nasareeth ee Bariga Dhexe.

Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

Inkastoo nafaqada cambuuladu ku tiirsan tahay nidaamka loo kariyo iyo waxyaabaha lagu daro, 200 giraam fuul ahi wuxuu leeyahay nafaqadan:

  • Kaloriy: 342
  • Duxda (g): 27
  • Baruurta (g): 4
  • Kolestarool (mg): 0
  • Kaarbonhydrate (g): 20
  • Borotiin (g): 7

Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.


Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

Canbuulo

Canbuulo, Fuul (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Ful medames; loogu dhawaaqo: fūl midammis , fuːl meˈdæmmes) waa cunto laga diyaariyo digir waweyn, saliid, xawaash, liin qarboosh, basal, kamsar, toon, iyo basbaas.

Canbuulo 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Canbuulo TaariikhCanbuulo NafaqadaCanbuulo MuuqaalkaCanbuulo Qoraalo La XidhiidhaCanbuulo Linkiyo BanaankaCanbuulo TixraacCanbuuloAf CarabiAf IngiriisBasalBasbaasBiyoCaanoCuntoDhadhanDigirKamsarLiin qarbooshMalabMilixSaliidSaliid macsarSonkorSoomaaliSubagSuugoToonXawaash

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

fiyetnamWarta NabadaFloridaMarookoSalman KhanKumbuyuutarIslaamDaaroodAntoine GodetMadiinaIsaaqIsmaaciil saleebaanDagaalkii Labaad ee AduunkaSoomaali GalbeedMayotteKhilaafada IslaamkaMaxamed CigaalBalad xaawo2015Taariikhda MasarCilmi BoodhariTowraadCabdiqaadir JubbaCirjeexDhuxul DhagaxBaydhaboAf SoomaaliTunisiyaTaylor SwiftBeesha reer maxamed Maxad caseSiigeysiAxmed FaaraxBiyoCalanka SomalilandXeerAadan DaarXooloSoomaalilandMooracaseDagaalka Russka-Ukraine 2014Madaxweyneyaashii PuntlandKoreabooJijeeleKalandarka IslaamkaBarasiilNafaqoAddis AbebaFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanJacaylBakoolCusmaan gaaziTansaaniyaXikmada Nolosha iyo FarxadaHobolada WaaberiMuuse AbokorTaariikhda SomalilandDowladii UmawiyiintaSahra AxmedWaroodka HowlwadaagGuddiga Af SoomaaligaAikaDollarka MaraykankaMindiCumar samatarXasuuqii IsaaqAsharaafYemenOgaadeen (beel)Dhaqanka SoomaaliFanaaniinta SoomaaliyaHawiyeLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaDhaqan SoomaaliMaakhir🡆 More