Kamsar

Kamsar, Kabsar (Af Carabi : ar‎ ama Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : coriander) (magaca Sayniska Coriandrum sativum) waa geed cawseed sanadle ah (sanadkii hal mar dhasha oo miro keena) caleentiisa raashinka ama suugada lagu carfiyo.

Coriander or Cilantro
Kamsar
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Eudicots
(darajo la'aan): Asterids
Dirka: Apiales
Bahka: Cowsley
Duulka: Firiley
Noocyada: C. sativum
Magaca laba-geesoodka ah
Coriandrum sativum
L.

Asalka iyo faafida

asalkiisu asia iyo waqoyiga africa. waxaa laga helaa wadamada kulaala bada cad waxaa lagu beeraa hindia laatin america iyo yurub.. caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch.


Tilmaanta geedka

waa dhir sanadle ah oo aad u caraf badan caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch. ubixiisu waa acadaan, wuxuu dhalaa miro jaalle ama midabka qaxwada u eg. kamsarta waxaa lagu daraa geed uduga raashinka.

Adeegsiga

cuntada, iyo noocyo daawooyinka ka mida ah, waxaa lagu daaweeya qabsinada caloosha, calool majiirka iyo dibirada caloosha. chineseka ayaa hore u soo isticmaali jiray romatisamka iyo xanuunada caloosha, sidoo kale waxay u adegsan jireen xanuunada kaadi-haysta.


Muuqaal

Noocyo Kale

Khudaar Kamsar 
Khudaarta Bisil (fruit)
Babaay  · besbaaska  · tamaandhada  · saladhka  · toonta  · kaarootka  · Liin Macaan  · Liin Dhanaan  · Liin Bambeelmo  · Liin Qarboosh  · Tufaax  · Muus  · Cambe  · Canabka  · Qare  ·
Khudaarta Ceyriin (vegetable)
Barandhe  · Basal  · tamaandhada  · toonta  · Dabocase  · Kamsar


Tixraac

Tags:

Kamsar Asalka iyo faafidaKamsar Tilmaanta geedkaKamsar AdeegsigaKamsar MuuqaalKamsar Noocyo KaleKamsar TixraacKamsarAf CarabiAf IngiriisGeedSaynis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Axmed SiilaanyoGobolada MidoobayBuurhakabaTowraadDhagaxtuurSamaaleRahLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayCiid al-AdxaaAw-dhuleedka AfrikaAbwaanCiidanka Qaranka SomalilandBerberaMakaahiilSaylacShilke (qori)NebalYugandhaYukraynWabiga NiilBoonXiman & xeebKalandarka IslaamkaMajaajiloUgbaad AragsanImaam Axmed GurayCalanka SomalilandWebiyadaCumar DhuuleHubeerJadwalka CuriyayaashaRuushkaSuudaanBaddacasHargeysaAbasguulMurursadeCumar FaaruuqDarajooyinka Ciidanka SomalilandCabdalle SabdiGeri koombeWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaDaguuroGeedCusmaan gaaziGeed TimirLoolDhuxul DhagaxCabdiqaasim SalaadSaint PetersburgDagaalkii Labaad ee AduunkaHTMLLoobageNabi Ayuub C.S.Aadan DaarSheekhaalSoomaaliXVideosGaalkacyoHiraabRina HashimotoBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaAikaShabeellaha HooseJarmalkaShilin SoomaaliBajeelaAroosKoonfur AfrikaBuraanburTuniDilla🡆 More