2015

2014 - 2015 - 2016


Sannadka 2015: "Yehowah ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay."

„Ka dib markii Fircoon iyo ciidankiisa laga soo badbaadiyey Baddacas, reer binu Israa'iil waxay heleen sabab ay Rabbiga Yehowah ugu mahad naqaan. Annaguna si farxad leh ayaan Rabbiga ugu mahad naqi karnaa. Run ahaantii, marka ay na soo maraan duruufo adag, si fudud ayaynu u niyad jabi karnaa. Wakhtiyadan oo kale, waxa la inagu qalbi qaboojin karaa oo la ina xoojin karaa in aynu ka fikirno barakooyinkayaga. Nimcooyinkayaga aadka u qaaliga ah waxaa ka mid ah rajadayada hubaal ah ee ah inaan ka samatabbixinno wax kasta oo noo keena xanuunka iyo dhibka. Wax kasta oo dhib ah oo nagu soo fool leh, waxaan ognahay in uusan Rabbigu ina dayrin. Adhijirkayaga jacaylku wuxuu bixiyaa wax kasta oo aan u baahanahay si aan isaga ugu adeegno si daacad ah. Isagu weligii kama baaqdo inuu noqdo "gabaad iyo xoog, iyo caawimaad diyaar u ah wakhtiga dhibaatada." Haddi aan diirada saarno barakooyinkan ayaa ina caawin doona in aan la qabsano dhibaatooyinka ugu daran. Sannadka soo socda oo dhan, aynu si farxad leh uga fikirno barakooyinkayada oo aynu ku dhaqaaqno inaynu “Rabbiga ku mahad naqno, waayo, isagu waa wanaagsan yahay; naxariistiisu weligeedba way waartaa.

2015
2015: "Yehowah ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay." (Sabuurradii 106:1)). (Af-Isbaanish)

Dhacdooyin

  • Janaayo 27 - Badbaadayaasha Auschwitz Xuska 70aad ee Xoraynta
  • Maarso 11 - Roobab mahiigaan ah ayaa dhaliyay daadad ay ku dhinteen 85 qof ayna burburiyeen 119 guri oo ku yaal gobolka Benguela, Angola
  • Maarso 13 - Dabaylaha Kulaylaha ah ee Pam ayaa ku dhex jeexjeexay jasiiradda Baasifigga ee Vanuatu iyadoo wadata dabaylaha Qaybta 5
  • Maarso 25 - Roobab mahiigaan ah ayaa ku dhuftey gobolka Atacama ee waqooyiga Chile kuwaas oo kiciyey dhoobo iyo daadad—kii ugu xumaa ee aaggaas ka dhaca muddo 80 sano ah. In ka badan 30,000 oo qof ayaa ay saameysay masiibadan, iyadoo ku dhawaad 3,000 ay ku barokaceen hoyga degdega ah waxaana la xaqiijiyay in ugu yaraan 25 ay ku dhinteen.
  • Abrill 25 - Dhulgariir ka dhacay Nebal

Dhalashooyin

Layaabka Aduunka

Dhimashooyin

Madaxda Aduunka

Tags:

2015 Dhacdooyin2015 Dhalashooyin2015 Dhimashooyin2015 Madaxda Aduunka201520142016

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cusmaan bin CafaanKhamriJaamac YareDuurjoogta SoomaaliyaSicir bararFarta BooramaHabar JecloXawaadleMareexaanAqoonAxmed Binu XambalXadiisLacagCiidanka Booliska SomalilandMakaahiilGalbeedBartireCiidanka Badda SoomaaliyaDhagaxtuurShiicaBahda Qoraxdu MidaysayQaramada MidoobayHilibi MaxamedSaldanadii MajeerteenCabdullaahi YuusufAw-badeedka SaacadiinReer BaraaweAstaanta Qaranka SomalilandHTMLWasaaradda Warfaafinta SoomaaliyaBakoolFar SoomaaliAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaBaarlamaanka SomalilandGacanka CadmeedAlleHorumarinta BulshadaSheeko SoomaaliKhaalid bin WaliidFidel CastaroSuldaan Samatar Suldaan IbraahimDayaxa meereJadXijaasRuushkaMasagoLionel MessiCeelafweynCumaanSiyaad BarreBoqortooyada MidowdayDagaalkii uxudSaldanadii AjuuraanQolobaa CalankeedUfurowGobolada MidoobayMidowga YurubBaraaweShawaalDiyaaradXisaabSaldanada GelediCabdiraxmaan SayliciDagaalkii UxudCadaleKhilaafada IslaamkaTamarBilahaQaaradahaXarakada Islaax🡆 More