Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Google LLC (Carabi: أو قوقل, أو جوجل ama ,أغوغل) loogu dhawaaqo "Guugal" ama "Quuqal" ama "Juujal": waa shirkad Ameerikaan ah, bilyandheer ah oo sameeysa, soo saarta, iibisa aaladaha ku xidhiidha internetka. Sidoo kale shirkadani waxay ka ganacsataa xayaysiiska, iidhehda, kireeynta websiteyada, softwareyada, raadinta akhbaarta iyo waxyaabo kale oo badan. Google waxaa la sameeyay dhamaadkii sanadkii 1998kii, waxaa sameeyay laba nin oo lakala yiraahdo Larry Page iyo Sergey Brin oo ahaa laba arday oo Yahuud ahaa oo wax ka baran jiray Jaamacadda Stanford ee kutaala dalka Maraykanka.

Shirkada Google LLc.
Google
Google
The Googleplex, Google's original and largest corporate campus
Nooca
U Furan Bulshada
ka ganacsaday sidaganacsi aad u macaash badan
Shirkada
La aasaasaySebteembar 4, 1998; 25 sanadood ka hor (1998-09-04)
Menlo Park, Kaliforniya
Aasaasaha
  • Larry Page
  • Sergey Brin
Xarunta
Qasriga Googleplex, Kaliforniya
,
Meelaha loo adeegsaday
Caalamka oo dhan
Dadka muhiimka ah
  • Larry Page (Maamule sare)
  • Sergey Brin (Xoghayaha Google X)
  • Eric Schmid (Agaasimaha Guud)
  • Ruth Porat (CFO)
  • Sundar Pichai (Hogaanka Wax soo saarka)
AlaabtaSee Tirada Soo Saarka Google
Tirada inta ka shaqeeso
57,148 (Q2 2015)
Iska lehShirkada Alphabet
kaabayaashaTirada xubnaha maamulka
Websitewww.google.com
Footnotes / references
Google
Xaruntii ugu horeeysay ee shirkada Google

Labadan nin wadajir ahaan waxay leeyihiin 14% dhaqaalaha shirkada, laakiin waxay maamulaan 56%, taasi oo awood buuxda u siinaysa jiheynta iyo gacan ku heynta shirkada. Shirkadani google waxay maamushaa 64% raadinta onlineka (online search) ee internetka caalamka, taasi oo ka dhigeysa mida koowaad ee ugu awooda badan waxbaaritaanka internetka ee aduunka. Adeegyada shirkada google waxaa ka mid ah aalada Raadinta Google (google search), warqaadaha Gmail, aalad wax lagu keydsho ee Google Drive, adeegyada xafiiska ee loo yaqaan Google Docs, barta bulshada ee Google+, sawiraan, fariimo, softwareka Android, aalada Chrome-ka, OS (operating system), turjumaad, iyo adeegyo badan oo kala duwan oo dhamaantood la xidhiidha internetka. Shirkada google waxay sidoo kale leedahay websiteka sawir-socdaha ee youtubeka iyo barta wax-qoraalka ee blogger-ka loo yaqaano. Intaasi waxaa dheer in google ay ku soo baxdo in ka badan 150 luuqadood kuwaasi oo uu ka mid yahay luuqada Af Soomaaliga. Bishan Agoosto 2015ka, shirkada google waxay ku dhawaaqdey ineey sameeysay shirkad waalid u noqoneysa dhamaan shirkadaha iyo wakaaladaha ku abtirsada google, midaasi oo loogu magac daray Alphabet Inc.

Mareegta

Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Raadinta Google

Google
Google 
Cinwaankawww.google.com (Mareykanka)
Nooca siteBar Wax Raadin
Diiwaan-gelin[7Ikhtiyaar ]]
Diyaar ku ah123 luuqadood
Written inPython, C, C++
MulkiilahaGoogle
La bilaabay isticmaalkaSebteembar 15, 1997 (1997-09-15)
RevenueXayaysiis
Alexa garaadoGoogle  1 (April 2015)
HadaHada shaqeeynaya

Barta Raadinta Google LLc (google search) waa aalad cilmiyeeysan oo loo isticmaalo wax raadinta barta internetka midaasi ooy leedahay Shirkada Google ee xarunteedu tahay gobolka Kalifoorniya ee wadanka Maraykanka.]], handling more than three billion searches each day. Barta Raadinta Google, ciwaankeedu yahay google.com, waa mishiinka waxraadinta ugu horeeya dhamaan aaladaha internetka ee dunida, taasi oo lagu qiyaaso in google leedahay 64% dhamaan wax baadhitaanka caalamka. In ku dhow sadex bilyan oo raadin ayaa barta google qaabishaa maalin kasta. Boga wax raadinta ee google wuxuu ku salaysan yahay nidaam loo yaqaano "PageRank" taasi oo u suurtogelisa in ay si fudud iskugu keento hal bog akhbaar aad u badan oo ku keydsan meelo kala duwan oo kala fog iyo wakhtiyo kala duwan.

Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Google

122°05′03″W / 37.422°N 122.084058°W / 37.422; -122.084058

Tags:

Google MareegtaGoogle TaariikhdaGoogle Adeega Google Shirkada Google Qoraalo La XidhiidhaGoogle TixraacGoogleGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jubbada DhexeDudubleWarshada kaluunka ee LaasqorayTaariikhCarabiGegada diyaaradaha GarooweBar-internetShilin SoomaaliNabiBeesha cumar JibriilCilminafsiJamhuriyaddaWaqooyiga AfrikaLondonNayjarGus2024Maalinta Caalamiga ah ee Afka HooyoKarkaarKoonfur KuuriyaBeesha Aw saciidHogaamiyaha dhabtaaMidowga AfrikaCumar DhuuleMesobotaamiyaRuun NirgoodLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaBoqortooyadii DarawiishMaxamed FadalReeryoonisAfgooyeMaskaxAxmed FaaraxSanaagAbyooneWorld Wide WebFarshaxan SoomaaliMadaxweyne ku xigeenka SomalilandBoosaasoMareexaanQabiilka eyloYarradXeerarka tajwiidka Qur’aankaDhigMadaxweynayaashii JabuutiBooramaDegmooyinka Gobolka BanaadirMeksikoIstanbuulNabi Ayuub C.S.KiilomitirJadwalka CuriyayaashaCilmi BaarisAikaJabuuti (magaalo)Maahmaah Xarafka ABeesha GaaljecelAljeeriyaLoobageCaasimadWebiyadaDawlada ayuubiyiintaCumar bin KhattabIsmaaciil MireHabar GidirRabi' al-awwalCaabudwaaqQaawanaanta ee filimantaNayjeeriyaIsuduwe Habka Juqraafiga🡆 More