Tiro Atam

Tirada Atamka ama lambarka atamka (Z) (Ingriis: Atomic number) Waa ereybixin loo adeegsado Kimistari iyo Fiisikis ee ka socda tirada Borotoonnada ee ku jirta bu'da Atamka.

Atamka waxaa ku jira danab dheellitiran, waxa ay noqonaysaa tirada Elektaroonno isle'eg ee tirada atam.

Tiro Atam
Muujinta tirada atamka, iyo Cufka Atamka.
Tiro Atam
Tubaha Kalgalka Muujinaya Tirada Atamka

Tirada Atamka waxaa xaddida nooca Curiyaha Kiimikada e Jadwalka Curiyayaasha.

  • Tirada atamka waxa ay la mid tahay 1 haydarojiin oo ay ka koobantahay bu'diisa la dulsaaray 1 Borotoon,
  • iyo Hiliyaam tiradiisa atamku waa 2 bu'diisna waxaa ku jirta 2 oo ah Borotoonno iyo 2 ah Niyutaroonno),
  • Kaddib waxaa ku xiga Liithiyaam ee Jadwalka Curiyayaasha waxaa bu'diisa ku jira 3 Borotoon (tiradiisa atamna waa 3) iyadoo lagu darayo 4 Niyutaroonno,
  • Sidaas oo kale bay u sii kordhayaan tirada atam ee ee curiyayaasha ، ilaa laga gaaro curiyayaasha culus sida Balambam (tiradiisa atam waa 82) iyo Yuraaniyam (tiradiisa atam waa 92) .

Waxaa la jira Tirada Atamka Z Tirada Borotoonada aan doonayno waa Kimistariga iyo Fiisikiska sidoo kale Cufka atamka "A" waa kooxda Borotoonnada iyo Niyutaroonno ee bu'da atamka, lagu magacaabo A Tiro cuf.


Tixraac

EEg sidoo kale

Tags:

BorotoonFiisikisKimistari

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

FircoonFurashada makkaLisaReer-DarawiishKeenisyoMaxamed TubeecShilin SoomaaliHawiyeMia KhalifaLoobageMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960SingabuurMaamulgoboleedka SoomaaliyaMasiixiyadUbaxBarasiilFar SoomaaliAfarta xilliDhagaxMisirNebalDylan BesseauOlivia RodrigoCunto10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayDurbaanMustafa Kemal AtatürkNubian Gold CorporationMaskaxLacagXisbiga SANUYaaqshiidMakaahiilJohnny DeppAw-dhuleedka AfrikaCilmiga bulshadaMidowga Maxkamadaha IslaamigaKarkaarSoomaaliweynDafoWajaaleCumar (saxaaba)Zeyd Binu XaarithaAwdalBooramaRas kambooni'''Cabdalla Abokor'''Ogaadeen (beel)Ximan & xeebHTMLBeeldaajeSaladhDagaalkii ciraaq iyo iiraanAasiyaXikmada Nolosha iyo FarxadaWabiga JubbaDabajeex (qori)SoomaaliyaLambarJijeeleGalguduudMooracaseBoonGusCalanka cirdhowMurtiBeeldaaje FaaraxS1 No. 1 StyleKaaraanSurre (beel)MidabWikimediaDhigahaBeledweyne🡆 More