Diyaarada Turkiga: Sharkad duullimaad

Diyaarada Turkish (Af Turki : Türk Hava Yolları; Af Ingiriis : Turkish Airline; Af Carabi : ar‎) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Atatürk Airport ee magaalada Istanbul.

Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1933di, maantana diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada kor u dhaafaya 115 dal oo ku kala yaala qaaradaha Afrika, Aasiya, Ameerika iyo qaaradda Yurub. Turkish Airlines waa mid ka mida ah diyaaradaha ugu waaweyn uguna koboca badan dhamaan shirkadaha dayuuradaha dunida, waana shirkada kaliya oo caalami ah oo ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Turkish Airlines
Türk Hava Yolları A.O.
Diyaarada Turkiga: Sharkad duullimaad
IATA ICAO Magac Caalami
TK THY TURKISH
La asaasay20 May 1933
Xarunta duullimaadka
Magaalada diiradda
  • Adnan Menderes Airport
Barnamijka Safarrada JoogtadaMiles&Smiles
Qolka Nasiinada GaroonkaJuly 15 Heroes of Democracy Lounge
IsbahaysigaStar Alliance
Laamaha
Baaxadda kobaca335 Diyaaradood
Baraha291 Garoon Diyaaradeed
Halkudhagga shirkaddaWiden Your World
XaruntaIstanbul Atatürk Airport,
Yeşilköy, Bakırköy, Istanbul, Turkey
Dadka haga
  • M. İlker Aycı (Chairman of the Board and Executive Committee)
  • Temel Kotil (CEO)
Template:Endplainlist
MacaashkaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 10.522 billion (2015)
Dakhliga socodsiintaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 2.042 billion (2015)
DakhligaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 1.069 billion (2015)
Hantida guudManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 16.383 billion (2015)
SaamileydaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$ 4.842 billion (2015)
Shaqaalaha18,667 Shaqaale (2013)
Websitewww.turkishairlines.com

Tixraac

Tags:

AasiyaAf CarabiAf IngiriisAfrikaAmeerikaGaroonka Diyaaradaha ee Aadan CaddeIstanbulYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BeledweyneRee XasanTogoCagaarshow BIsaaqMontrealMadiina Al-munawaraBanaadirNabi SaalaxCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiOgaadeen (beel)Darajooyinka Ciidanka SomalilandLabaaleeySeediGoroyo SoomaaliDenimarkiJarsoGaraad Jaamac Garaad CaliWacbuudhan AbgaalBu'aaleIbraahim bin MuxamedDhuusoOogNabi Suleymaan C.S.Abuu Cubeydah Caamir ibn JaraaxHooyoAddis AbebaWaaberiXudurWarshada Dharka ee BalacadBulaxaarSaransoorSextubeIswisarlandNabi Luud C.S.BakistaanBuulo BurdeMasjidka isbahaysiga islaamkaCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandBegediNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoWashitoonGoobweynXasan Sheekh MaxamuudNabi Yacquub C.S.DharkeenleeyAbsameSaraarXulbadCaruurta Nebi MuxamedDaaroodChatGPTHibo NuuraBaalcad absameXooloFarxiya FiskaHindiyaGiriigaHaramcadCiidanka Badda SoomaaliyaDegmada HowlwadaagXaasaska Nebi MuxamedDagaalkii DhufeysyadaDhaqan SoomaaliAf SoomaaliSaynisXisaabQaasim bin MuxamedLissabonJamaameSomalilandHobyoMidowga SofiyetCeelbacadAf IngiriisDeero🡆 More