Angle Degree

Degree

Angle Degree
Xisaab ahaan halbeega degreegu waa cabirka xagal toosan oo u dhiganta 1/360 goobo dhamaystiran. Xagasha 90° waa rubuc goobo dhamaystiran.

(ingiriis: Degree) waa halbeeg leh astaanta (°) oo lagu cabiro qiyaaso ka mid ah xisaabta, juquraafiga, heerkulka iyo sayniska.

Marka xisaabta lagu isticmaalayo degreegu (°) waa qiyaasta xagal toosan (plane angle) oo wuxuu u dhigmaa 1/360 goobo dhamaystiran. Tusaale ahaan xagasha 90° waa rubuc goobo dhamaystiran.

Maadaama wareega goobo dhamaystiran la mid yahay 2π gacmood (radius), hal degree wuxuu la mid yahay π/180 gacan.

Dhinaca kale, juquraafiga dhexdiisa degreega waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo loolasha, dhigaha iyo saacada. Tusaale ahaan, dhigta 34° galbeed 86° koonfur.

Sidoo kale, marka laga hadlayo heerkulka waxaa la isticmaalaa degree salsiyas (°C) iyo degree kelfin (°K).

Angle Degree

Degree

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdulle TaraawiilMasagoTunisiyaAdult Film DatabaseCabdiraxmaan bin CawfBakiQudusMeereMasaajid Cali GuduudBeesha BahsanbuurSadaam XuseenCabdirashiid SharmaarkeCunto SoomaaliAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961Ururka Shaqaalaha AduunkaMurtiNabi Nuux C.S.Furashada makkaSalaadSacad bin Abii WaqaasDhulbareZubeyr bin Cawaam R.CEimi FukadaGobolada SoomaaliyaKintirkaWoqooyiga AmeerikaLixleeyMadhibaanKuuleeyQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDSiilSiyaad BarreWikimediaMakkaSaldanadii CadalBooramaXarardheereAfarta madhabCadaleSalmaan AlfaarisiWayback MachineMaryamSoomaalilandWaxbarashada SoomaaliyeedGodaaloKhilaafada RaashidiintaGalmudugJeon Jong-seoShanleeyWikibidhiyaHuruudCalanka KhaatumoHTMLXoghayaha Guud Qaramada MidoobaySahra HalganTaariikhda MasarBadda MadowMiyiga2024Raage UgaasYuhuudaHowraarsame AmaanreerMaahmaahBadweynta HindiyaHargeysaItoobiyaMidowga SofiyetDiyaarada SoomaaliyaBlackpinkCanabShingaaniBardaale🡆 More