Kelfin

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.

Ereyga Kelfin waxaa loogu magac daray Injineer reer England Baron Kelvin (1824–1904) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.

Kelfin
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa K (Kelfin).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa 1/273.16). Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu lambar todoba ka yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Kelfin u bedelayso waa +273.16 taas oo u dhiganta 303.16 K.

Kelfin

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.

Kelfin

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.

Kilven waxa uu ka midyahay halbeega cabir ee heerkulka waxaana loo suntaa (K), waxa uu lamid yahay cabirada kale ee lagu cabiro kuleelka.

Derajada Kilven = sentigaret + 273,15, oo udhiganta K = °C + 273,15

Darajada Kilven = (Fahrenhayt + 459.67)/1.8 K = (°F + 459,67) / 1,8

    Kelfin 
    Kelfin 

Halkaan waxaad ka arki kartaa sida la isugu bedbedeli karo

Heerkulka iyo isbedelkiisa kabiloow/ilaa kelvin
ka Loo bedalay Habka
kelvin Celsius T(°C) = T(K) - 273,15
kalsius kelvin T(K) = T(°C) + 273,15
kelvin Faaranhaayt T(°F) = (T(K) × 1,8) - 459,67
Faaranhaayt kelvin T(K) = (T(°F) + 459,67) / 1,8

Kelfin

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.

Kelfin

Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar‎) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka.


)

Tags:

Kelfin Taariikhda kaKelfin Isbarbardhiga HalbeegyadaKelfin Halbeegyo KaleKelfin XigashoKelfinAf CarabiAf IngiriisHalbeegHeerkulSaynisXisaab

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

CiraaqMaqaaxiGarreFaransiiskaGacan LibaaxMobileDowlad madax banaanBartireAgoolGobolada MidoobayJaamacada CarabtaLubanImaaraatka CarabtaNabi Luud C.S.SoomaaliLuubaanBanaadirGarxajisBiyoDhaqaallaha SoomaaliyaMacawiisRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaCumar DhuuleXaliima MagoolMucawiyaAw-badeedka QabrusSaldanadii AjuuraanBiimaalDiwaanka CuriyeUsaama bin LaadinBaalcad absameBocor guduudJamaameImaam Axmed GurayQabiilka eyloGSMGaalkacyoXorta ahReer BaraaweAbokor muuseQoryooleyDadka SoomaalidaAxmed DigfeerXawaadleEimi FukadaLoolCaasimadSNMRee XasanDoja CatCeli mareexaanSoolBerberaLiiska magaalooyinka SoomaaliyaBeesha Habar CafaanBeerCabdullaahi CiiseAyaanle cayrNabi Ibraahiim C.S.KayseriNabi Nuux C.S.Maxamed MoogeSoomaalidaCiidanka Qaranka SomalilandHilibi MaxamedJacfar Bin Abii DaalibFarasWabiga ShabeelleAbgaalBuurta SheekhJubbada HooseMaxamed SamatarXeer ciiseHabar GidirAbshir dhoore🡆 More