Aargon

Aargon

Aargon
Curiyaha Aargon

(ingiriis: Argon) astaanta (Ar) waa curiye kimiko oo leh tiro atom toban-iyo-sideed ah. Waxay ka tirsan tahay guruubka 18aad ee Diwaanka Curiye iyo neefta loo yaqaano Neefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Aargon waa neefta sadexaad ee ugu badan hawada cirka sare ee dhulka.

Isku dhisyada neefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa laxaamada iyo waxyaabaha la dhalaalinayo ee warshadha waawayn.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AtomXulbadBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSanadBiyoSalaaxudiin al-AyyuubiWadamada AfrikaSuugaanta SoomaalidaDiwaanka CuriyeSaldanadii CadalLibaaxCammaaraOgaadeen (beel)DegoodiGeriUrurka Iskaashiga IslaamkaKismaayoNew YorkYaanyuurSurre (beel)KilimanjaaroAfarta madhabFalastiinSacuudi CarabiyaCarabiBeljimHaaydarojiinKenyaGodaaloXaasCabdiraxmaan Cabdishakuur WarsameDadka SoomaalidaDadka Baantuga SoomaaliyaKacbadaIngiriiskaDubayFarxiya FiskaFarta CismaaniyaBel-Air, Los AngelesHiiraanDastuurHiraabTaariikhda SomalilandTokyoLoobageSuudaanBogga HoreMagacDawladda federaalka SoomaaliyaCuriye kimikoCeel-SheekhAstaanta Qaranka SomalilandGuruubka 11AwdalJibriil YoonisXamarweyneEratareyaHaber AwalWikiWaddanka Russia KubedkaBaaqa shuucigaAikaShidaalOlivia RodrigoMareexaanXasan GaashireedleMayotte🡆 More