Abuu Dardaa

abuu dardaa waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu isku ahaa faqiih, qaari iyo garsoore, waxaa loogu yeeraa xakiimka umadaan, dadka aad ugu dadaala cibaadada iyo aqrinta quraanka ayuu ka mid ahaa, wuxuu degay shaam halkaas oo dadka ku baraayay quraanka kuna fahansiinayay diinta ilaa uu ka dhimnto.

abuu dardaa
أبو الدرداء
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa:
hooyadii
Dhashay: 580
Ku dhashay: Madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska kheyra binti abii xadrad, umu dardaa hujeyma
ilmahiisa bilaal bin abii dardaa
walaalihiis Cabdullaahi bin rwaaxa
Dhintay: Dimishiq, shaam
Ku dhintay:

Xigasho

Tags:

AnsaarQuraankaSaxaabiShaam

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SuuradKubadda CagtaWabiga NiilPeruCareys KarsheGuruubka 11Daarood Ku XaarQolobaa CalankeedWinterCalanka cirdhowRuwandaRoobDhaqan SoomaaliKoobka AdduunkaTogdheerInternet ExplorerMaxamed Cabdule XasanSaynab bint MuxamedBakiKhilaafada RaashidiintaKalandarQoryooleyAbu HurayraLahjadaha Af SoomaaligaGalguduudKiristiyano RonaldoTurdhoAw-dhuleedka AfrikaBulaxaarJubalandLisaYugandhaJamhuriyaddaDiyaarada SoomaaliyaGalmudugDhirSalaada CasirMudugSalaajiqada waaweenHabar ejiBRICSNaasleyIsbaniaMuscab bin cumeyrRamadaanBiimaalBeerCabdullaahi CiiseAfbarwaaqoAbsameDalxiiska SomalilandLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolWabxoQajaarCeerigaaboUrurka Iskaashiga IslaamkaIsgaarsiintaKeski qabeNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayXamza bin cabdi mudalibDhedigDawladii safawiyiintaNew YorkSheebsanQabiilMaskaxSalaaxudiin al-AyyuubiBartireKalandarka MiilaadigaDagaalkii KheybarXeebSacuudi CarabiyaQamadi🡆 More