Shaam

Shaam (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala  mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiirada u ekahasiinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.

Shaam
Levant
  Wadano horay uga tirsanaan jiray Shaam taariikh ahaan, laakiin maanta ah dowlado ama deegaano ka madax banaan.

  Wadano ka tirsanaan jiray Shaam horaantii qarnigii 20aad laakiin markii dambe ka go'ay (kuwaasi waxaa ka mid ah Suuriya iyo Falastiin)

  Wadanada iyo deegaanada qaar taariikh yahanku maanta ku xisaabshaan deegaanada Shaamtii hore
Wadanada iyo deegaanadaSybrus
Israaiil
Jordan
Lubnaan
Falastiin
Suuriya
Turkiga
iyo deegaano kale
Bulshada44,550,926
Magaca dadkaReer Shaam
LuuqadahaCarabi, Hebrew, Armenian, Circassian, Greek, Kurdish, Ladino, Turkish
WakhtigaUTC+02:00 (EET) (Turkiga iyo Qubrus)

Xadka shaam

Xadka dhulka shaam wuxuu ka bariga bada mideteriyanka ilaa xuduudka dhulka Mesobotamiya , Mandiqadaan ayaa kulmineeso maantadaan la joogo Suuriya, Lubnaan, Urdun iyo Falastiinta taariikhiga ahayd, waxaa sii dheer meelo xuduudeed sida Tabuuk oo Sucuudiga dhacdo iyo gobalada suuriya ee lagu daray Turkiya waqtigii gumeestiha Faransiiska.

juqraafi iyo cimilo

Shaam 
kor ka sawirka dhulka loo yaqaan oo kor 

{{hadaadn taqaan ku darso}}

Shaam 
wabiga caasi ee siiriya ku yaal

cimilada

Template:Hadaadn taqaan ku darso

Taariikhda Shaam

qaybinta siyaasadeed ee gobolka

lahjadaha caabiga eelooga hadlo shaam

qaabka nolosha

  • reer magaalreer
  • baadiyeiyo
  • reer guuraaa

Warka

https://www.nytimes.com/2021/02/23/world/middleeast/syria-assad-economy-food.html https://www.wsj.com/articles/ai-emerges-as-crucial-tool-for-groups-seeking-justice-for-syria-war-crimes-11613228401

sido kale fiiri

Tixraac

Tags:

Shaam Xadka shaamShaam juqraafi iyo cimiloShaam cimiladaShaam Taariikhda Shaam qaybinta siyaasadeed ee gobolkaShaam lahjadaha caabiga eelooga hadlo shaamShaam qaabka noloshaShaam WarkaShaam sido kale fiiriShaam TixraacShaamAf CarabiAf IngiriisCiraaqFalastiinLubnaanQubrusSucuudigaSuuriyaTurkigaUrdun

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Muscab bin cumeyrWikimediaMadhibaanMurursadeFederaaliisimAfrikaSaldanada GelediAstaanta Calanka CirdhowHawiyeBeesha hilibi daarandooleQajaarAdhiXaliima MagoolBulshada SoomaaliyaQoraxBiimaalDabocase (Geed)Dollarka MaraykankaAf CarabiWarsangaliWarta NabadaBiciideUrurka Iskaashiga IslaamkaDhulbareFar SoomaaliKoonfur GalbeedDabareGarxajisAf-maldahaAl-ShabaabBuurta SheekhCabdiqaasim SalaadHeerkulSuugaanHirshabeelleFiidmeerSaruurWabiga NiilGendersheCaabudwaaqJanaaleJowharSoomaaliSheeko SoomaaliBeledweyneXarafDumaashiBogga HoreCarab SaalaxDawladii CabaasiyiintaUduruxmiin muuseSuugaanta Reer AlmisDagaalkii BederAxadAbu Bakr SadiiqTiirarka IslaamkaKun Habeen Iyo HabeenAw-dhuleedka AfrikaHonjo SuzuCabdicasiisSolomadow1989CirjeexCumar bin cabdi caziizMasiixiyadDameerToonDarajooyinka Ciidanka SomalilandMaraqSadaam XuseenIngiriisXasan BarsaneAmber Rose🡆 More