Boqol Toban Iyo Afar Suuradood

Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka


Kitaabka Quran ee kariimka ah waxaa loo qeybiyaa suurado iyo weliba qeeybo hoose oo loo yaqaano Aayado. Hoos waxaad ku arki liiska jadwalka boqol toban iyo afarta Suuradaha laga bilaabo kow ilaa suurada boqol toban iyo afaraad.

Suurad
# Magaca Af-Carabi Micnaha Af-Soomaali Tirada Aayadaha Makki ama Mediini Ka warameysa
1 Al-Faatixa Fur-furid ama
bilaabid
7 Mekki
  • Bilowga iyo albaabka kitaabka Qur'ánka ah.
2 Al-Baqara Sac, Lo' 286 Medani
  • Keli ahaansha Ilaahay
  • Khalalaadkii ay sameeyeen dadkii hore.
3 Al Cimraan Qoyskii reer Cimraan, Hooygii Cimráan 200 Medani
4 An-Nisa Dumarka 176 Medani
  • Midowga dadka iyo isku-xidhnaanshaha raga iyo dumarka. (v. 1)
  • Xuquuqda dumarka.
  • Su'aalaha la xidhiidha nolosha qoyska (sida qoyska iyo dhaxalka).
  • Nabada iyo dagaalka.
  • Xidhiidhka u dhexeeya kuwa Alla aaminay iyo kuwa aan aaminsanayn.
5 Al-Maa'ida Cuntada, Wax la cuno 120 Medani
  • Ku xidhnaanta Alle (ay ka mid tahay danaynta diinta).
  • Musuqmaasuqa diinta Masiixiga iyo bedelida kitaabada Masiixiga iyo Yuhuuda. (v. 68-77, 116-118)
6 Al-Ancaam Nicmooleyda 165 Makki
7 Al-Acraaf Dhererkii, Kuliyada kala sooca 206 Makki
8 Al-Anfaal Xoolaha gaalada laga furto 75 Medani
9 At-Tawba Toowbad keen, ka soo noqosho gaf 129 Medani
  • Dhibaatooyinka dagaalka u dhexeeya kuwa Alle rumeeyay iyo cadowgooda.
  • Dagaalkii Tabuuk (9 H.K).
  • Kuwa aanan heysan karin iimaanka. (v. 124-127)
10 Suuratul Yoonis Nebi Yoonis 109 Mekki
  • Soo dejintii Quraanka loo soo waxyooday Nebi Muxamed. (v. 15-17, 37-38, 94)
  • References to earlier prophets.
  • Aasaaska diinta Islam.
11 Suuratul Huud Nabi Huud 123 Mekki
12 Suuratul Yuusuf Nabi Yuusuf 111 Mekki
13 Ar-Racdi Danab/Gugac 43 Medani
  • Waxyigii Ilaahay ee nabiyada iyo aasaaskii diimaha, runta iyo wadada toosan ama diimadii gaalada.
14 Suuratu Ibrahiim Nebi Ibrahiim 52 Mekki
  • Waxyigii Alle u soo diray dadka, iyo hogaamiyayaashii dadka u horseedayay iftiinka.
15 Al-Hijr Midii dhagaxa lahayd, Dhagaxleey, caasimadii wada dhagax ahayd, Al-Hijr 99 Mekki
  • Hanuuninta Alle iyo tilmaamida Quraanka, taasi oo waligeed ahaaneysa mid sax ah. (v. 9)
16 An-Naxli Shinnida 128 Mekki
  • Abuurista Alle:
    • Wada shaqaynta Shinnida.
    • Hogaaminta Ilaahay.
17 Al-Isra Dheelmintii(dheelmintii nabiga scw) 111 Mekki
18 Al-Kahf Godkii 110 Mekki
  • Adkeynta iimaanka qofka iyo tijaabadiisa ooy ka mid tahay:
    • Qisadii asxaabul kaahfi (akhyaartii godka). (v. 13-20)
    • Ninka qaniga ah iyo kan faqiirka ah. (v. 32-44)
    • Sheekooyinkii Nebi Muuse. (v. 60-82)
    • Wacdarihii Dhul-Qarnayn, (micnaheedu tahay "midkii laba geesood lahaa"). (v. 83-98)
19 Suuratu Maryam Maryam 98 Mekki
20 Daaha Daa-Ha, Rag yahoow 135 Mekki
  • Hanuunka Ilaahay u soo direy dadka.
  • Aasaaska runta iyo diimaha.

Boqol Toban Iyo Afar Suuradood

Boqol Toban iyo Afarta Suuradood ee Quraanka

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AqoonHibo NuuraShaydaanGacanDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Shaqo la'aanSacad bin Abii WaqaasBaariisAwdalCanuuniJaamacada CarabtaSheeko SoomaaliMadaxweyneyaashii SoomaaliyaSambabDenimarkiDharkeenleeyDudubleFilimada galmada jilicsanaanFilimada galmadaMarkaAndalusTurkigaKalandarka IslaamkaKubadda CagtaAstaanta Calanka SoomaaliyaDayniileBu'aaleISO 4217Dawladii CabaasiyiintaWashitoonJamhuuriyadda KongoBoqortooyadii JaarsoJacarCilminafsiShiinahaBanaadirJilibSamaaleSaldanadii CadalWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaGaldogobYeesif maxamedSaldanadii HobyoTamarCaabudwaaqCagaarshow BBilahaMontenegroCaliAf SoomaaliNabi Ismaaciil C.S.Gobolada SoomaaliyaOogCalanka KhaatumoYukraynMadiina Al-munawaraJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaXijaab (dhar)ToljecleNafaqoCabdule HanuuniyeDirSalaaniikTaariikhda SoomaaliyaMontrealCadaadoHabar GidirFalastiinCushitic peoplesJubbada DhexeCeel BuurCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiCismaan CaatoDacawo🡆 More