Yamanta Koonfureed

45°02′E / 12.800°N 45.033°E / 12.800; 45.033

Yamanta Koonfureed(carabi جمهورية اليمن الديمقراطية الشعبية) Waxa ay xad la lahayd wadamada Sacuudi Carabiya oo dhanka bari ah iyo waxa kale oo ay xuduud la leedaha wadanka Cumaan iyo wadanka yamanta waqooyi waxa uu wadankani madaxbanaanidiisa qaatay 30-11-1967 waxa uu kamadxbanaanaaday wadanka ingiriiska. isla markiiba yamanta koonfureed waxa ay noqotay dawlad oo waxa ay yeelatay dhidibo adag waxa ay mid noqotay naadigii hanti wadaaga waxa ay ahayd saaxiib aad ugu dhaw dawladii Midowga Sofiyet taas oo keentay in cadaawdi ka dhex abuuranto wadankan iyo jiiraankiisa sida, sucuudiga iyo cumaan iyo yamantii waqooyi. taas oo ku keentay in aanay wax tuukala ah kahelin dawladaha dabeda iyo dawladaha carabta toona. intaas kadib waxaa gudaha yamantii koonfureed ka abuurmay khilaaf gudaha ah taas oo keentay in dagaal sokeeye uu ahalkaas kadhaco. kadib waxa dhacaday in ay lamidoobeen yamantii waqooyi oo ay samaysteen amaba labexeen magaca (Jamhuuriyada Yaman)

Yamanta Koonfureed
Calanka Yamantii koonfureed

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Gobolada MidoobayGalmada dabadaCismaan KeenadiidQoraxKismaayoMaxamed Cabdulaahi MaxamedCumar bin cabdi caziizBerberaAf-JiidoSheekh IsxaaqCaabudwaaqSigaarCeel CaddeBarasiilSaint PetersburgXasan Sheekh MaxamuudAxmed CigaalAljeeriyaWiki CommonsHodanBuulo BurdeKanaalka SuweysXawaadleCimiloLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaDoofaarSamaaleNabiNugaalAfrikaXarafFircoonBeninXulbadCusmaan bin CafaanJagada Madaxwaynaha SomalilandCumar DhuuleGeedDaa'uud XirsiDhismeJibriil YoonisJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaCirifka waqooyiAl-QaacidaDerriCabdicasiisBurundiDayax GacmeedRaage UgaasAyaanle cayrBankiga AduunkaIsmaaciil Cumar GeelleCanuuniDillaBuurta DaaloNubian Gold CorporationDagaalkii Dunida KowaadCiidanka Socdaalka SomalilandMuqdishoGeed TimirKhilaafada IslaamkaGarjante gardheere samaaleMadaxweyneyaashii PuntlandCiise (qabiil)Koonfur AfrikaIleysFalastiinBeeldaaje FaaraxAfgooyeDhigaha🡆 More