Teknetiyaam

Teknetiyaam


(ingiriis: Technetium) astaanta (Tc) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-sadex (43). Curiyaha Teknetiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 7aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 98.

Curiyaha Teknetiyaam waa bir aad u culus, midabka naxaasta oo cad, kuna jirta khaanada afaraad ee guruubka 7aad ee diwaanka curiyahaha iyo biraha guruubka d-block.

Curiyaha Teknetiyaam waa kan ugu hooseeya tirada atom ee dhamaan curiyayaasha, taas oo inta badan la helo ayadoo radioactive isotopekiisu kacsan yahay.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Katy PerryShabeel-naagoodFilimada qooq-kobcintaDagaalkii KheybarGurgura (beel)Xayawaan2024JamaameSeediInqilaab CiidanAf CarabiWarta NabadaPuntlandDhaqanka SoomaaliMooracaseBari (Gobol)AbgaalXasan Sheekh MaxamuudRasuulCimiloCaruurta Nebi MuxamedXeebDastuurka SoomaaliyaWiil waalJamhuriyaddaGeelImaaraatka CarabtaZubeyr bin Cawaam R.CKoobka AdduunkaMaxamed MoogeIlaahayAduunkaAf-maldahaCabdiqaadir YamyamGalmoMeksiko CusubDadka BaantuugaNibisSiigeysiQaaradahaShirkada Isgaariinta HormuudInternet ExplorerSuugaanAbaarMiyigaHiiraanMaxaasMuqdishoXiddigisNabi Luud C.S.ShiicaMalaku JibriilAf IngiriisCigaal shiidaadSalaada SubaxBahda BisadaAw-dhuleedka AfrikaAstaanta Calanka CirdhowBaasaboorka SoomaaliyaDhulgariirRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaKhulafada umawiyiintaOgaadeen (beel)Dhaqan SoomaaliCali barreFar SoomaaliHawiyeWebiyadaAsharaafHuruud🡆 More