Meitneriyaam

Meitneriyaam

(ingiriis: Meitnerium) astaanta (Mt) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-sagaal (109). Curiyaha Meitneriyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 9aad iyo heerka 7aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Meitneriyaam lama helo ayadoo dabiici ah, laakiin laabka (laboratory) ayaa lagu diyaarin karaa.

Curiyahan Meitneriyaam waxay leedahay hal isotope oo dagan 278Mt taasi oo noolaan karta wakhti dhan 7.6 ilbiriqsi. Sanadkii 1982kii ayaa markii ugu horeeysay lagu sameeyay xarunta cilmi-baarista ee The GSI Helmholtz Centre for Heavy Ion Research ee ku taala Darmstadt, dalka Jarmalka.

Meitneriyaam

Meitneriyaam


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cigaal shiidaadDaaroodCusmaan bin CafaanWarshada Sonkorta ee JowharWaxbarashada SoomaaliyeedLeefida dabadaRuun NirgoodKaaraanKalandarka IslaamkaNaaftoBadda SoomaaliyeedCabdulaahi bin cumarBakoolXulbadQamadiDagaalkii Dunida KowaadMuuse Shiikh IsxaaqAfarta xilli2020BeerwaysoSabiibShilin SoomaaliDudubleXarakada IslaaxDagaalkii Dhufeysyada1964Baasaboorka SoomaaliyaTansaaniyaNabiCeelbuhBoqortooyadii JaarsoBurucImaam Axmed GurayGurgura (beel)Habar ejiCarabiAwrtableFarxiya FiskaWikiLacey DuvalleMagacyada AllahXasuuqii IsaaqMaroodi JeexMalaysiyaGaranuugFaransiiskaSheekh IsxaaqSiilMaydhDiinsiAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCalanka cirdhowDaahir Rayaale KaahinMaxamuud hartiBadhanDaa'uud XirsiKoonfur GalbeedDameer farowLacagMadaxweyneyaashii SoomaaliyaGacanka CadmeedBasaliWax ka bedelkaWacbuudhan AbgaalDegoodiKhilaafada IslaamkaSoomaaliQolobaa CalankeedFiidmeerSoomaali AlifbeetMoskowBegediFanaaniinta SoomaaliyaReer Aw XassanLuqadaha Kushiitiga🡆 More