Marwaan Ximaar

Marwaan bin Maxamad bin Marwaan (Af-Carabi; مروان بن محمد بن مروان ) oo loo yaqaano Marwaan Ximaar (Af-Carabi; مروان الحمار) Waa khaliifkii ugu dambeeyay Dawladii Umawiyiinta wuxuuna xilka haayay intii u dhaxeysay sanadihii (127H - 132H/ 692-750).

Marwaan wuxuu ahaa dagaalyahan geesi ah ka hor intuu khilaafada qaban wuxuu ka dagaalamay Armiiniya iyo adrabiijaan asigoona ka adkaaday Boqortooyadii Khazar iyo umadaha Turkida, dhul aad u baaxad weyn ayuuna kusoo daray dawlada .

Markii la dilay Waliid bin Yaziid 126H Marwaan wuxuu diiday inuu u hogaansamo khaliifkii ku xigay Yaziid Al-Naaqis kaasi oo mudo gaaban ka dib dhintay, Marwaan ayaana soo galay Dimishiq oo la wareegay khilaafada. Intaas ka dib wuxuu Marwaan wajahay kacdoomo gudaha oo is xig xiga, waxaa ka mid ahaa mid ay sameeyeen reer Ximsa, mid reer Falastiin sameeyeen iyo khawaarijta oo dagaalo dheer uu kula galay Ciraaq iyo Xijaas, balse halistii ugu weyneed ayaa kaga timid Khuraasaan dhnka Cabaasiyiinta, kuwaas oo marar badan jabiyeen, waxaa Marwaan lagu jabiyay Dagaalkii Zaab ee dhacay 132H, Marwaan ayaana u cararay Masar Cabaasiyiinta wey ugu daba tageen waxeyna ku dileen tuulada Buusiir bisha Carafo ee isla sanadkaas,

Tags:

Af-CarabiArmiiniyaAserbiijaanCarabiDowladii UmawiyiintaKhilaafada IslaamkaTurki

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HiiraanShabeellaha HooseXamarweyneGabareey-maanyoJiilaalSaylacManhajka Waxbarashada Qaran ee SoomaaliyaMaroodi JeexBeerBeninWaroodka HowlwadaagAw-dhuleedka AfrikaS1 No. 1 StyleGuurDhulka CarabtaDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayGoogleWacbuudhan AbgaalFinlanBooramaDudubleOperating systemDowladii UmawiyiintaUgaas Xasan Ugaas YaasiinMaahmaah Xarafka ASuugaanXasuuqii IsaaqAbgaalMaskaxDhirGelediBaasaboorka SoomaaliyaWaxbarashada SoomaaliyeedBahda Qoraxdu MidaysayIsmaaciil MireAfrikaHodan CabdiraxmaanRoob la DhacYuutYuubLibaaxQabiilSalaada SubaxHeo Yoo-rimDhulDhaqaallaha SoomaaliyaRaage UgaasSheekhaalXisaabSheekh IsxaaqTixBoosaasoXorta ahDagaalkii Dunida KowaadGeri koombeBanaadirMaryamXisbiga SYLTaariikhHiraabKarkaarBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCabdalle SabdiInternational Standard Book NumberReer Aw XassanKaarboonCasuus (midab)CawramaleDhedigDayax gacmeedMeheriNamibiya🡆 More