Liithiyaam

Liithiyaam

Liithiyaam
Curiyaha Liithiyaam

(ingiriis: Lithium) astaanta (Li) waa curiye kimiko oo leh lambar atom sadex ah. Curiyaha Liithiyaam waa bir jilicsan, khafiif ah markey kaliga tahay, leh midabka naxaasta oo cad, waxayna ka tirsan tahay guruubka 1aad ee Birta Alkali (Alkali Metal) ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Liithiyaam

Dhinaca kale, Liithiyaam waa birta ugu fudud xaga miisaanka iyo cufka dhamaan biraha oo dhan. Si la mid ah biraha kale ee guruubka Birta Alkali, Liithiyaam waa curiye aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha curiyeyaasha kale. Sidoo kale liithiyaam waa mid si dhaqso badan u ololi karta.

Sababtoo ah waa mid aad u falgal badan, birta liithiyaam lama helo ayadoo kali ah, laakiin inta u badan waxaa laga hela oogada dhulka ayadoo ah isku dhisyo badan.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SiilJamhuuriyadda JekMadaxweyneyaashii SoomaaliyaWabiga JubbaJamhuuriyada Dimuqaraadiga KongoDhaqanka SoomaaliMalaku JibriilMoos BukeeniBel-Air, Los AngelesCaalamkaTansaaniyaAqal SoomaaliIsgaarsiintaReeryoonisGarxajisDowladGaaljecelAbu BakrAf-maldahaIsraaiilAllamagan maxamedSaaxilSurre (beel)DabareJeon Jong-seoMaahmaah Xarafka AKenyaCalanBeesha hilibi daarandooleSheekh IsxaaqSanadAxmed FaaraxMasjidul-xaraamQoyska Cali bin Abi DalibCali JimcaaleBaddacasAstaanta Qaranka SomalilandXarardheereBulshada SoomaaliyaChe GuvaraWashitoonWarsangaliKanaalka SuweysCeel-SheekhKiin JaamacXVideosLoolCunto SoomaaliYaaqshiidQabyaaladaSimanahaanshoMahatma GandhiTaariikhda SaxaabadaDawladii CabaasiyiintaWadanamaha Bari AsiaGalguduudIsmaaciil Cumar GeelleDudubleGuska weynWadamada AfrikaBahamasBakoolAkaraXooloDaanyeerBadweynta HindiyaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaSoon10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyaySalaajiqada ruumCabdiqaasim Salaad🡆 More