Itriyaam

Itriyaam

Itriyaam
Curiyaha Itriyaam.

(ingiriis: Yttrium) astaanta (Y) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-sagaal (39). Curiyaha Itriyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 3aad ee Diwaanka Curiye.

Itriyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cagaar-madoow xiga oo iftiimaya. Curiyaha Itriyaamta lama helo ayadoo kali ah, inta badan isku dhisyo macdan oo kala duwan ayay ku jirtaa, halka isotope ee dagan waa 89Y.

Curiyahan Itriyaam waxaa laga helay tuulad Yttrerby ee dalka Iswidhan sanadkii 1787, waxaa helay saynisyahan Carl Axel Arrhenius kaas oo ugu magac daray tuuladii uu ka helay.

Isticmaalka ugu caansan ee curiyaha Itriyaam waa isku dhiska Phosphors oo laga sameeyo dhalooyinka muuqaalka ee vidoe-ga.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SheekhaalMaxamed Cabdulaahi MaxamedKubadda CagtaCiise (qabiil)IngiriisMiyigaIsmaaciil Cumar GeelleCaluulaNapoleon BonaparteXeebta LiidoFar SoomaaliWarsangaliCiidanka Xooga SoomaaliyaVentusky.comGeed TimirAbokor DaoudCumar FaaruuqWoqooyiga AmeerikaKalandarka IslaamkaDalalka KommonwelsQalimowAfrikaYurubBartireWadamada AfrikaGeedDaaroodXasan BarsaneCadaleBaasaboorka SoomaaliyaMidabLaas GeelHilibi MaxamedJaamacadda LafooleWax ka bedelkaFalastiinMalmalWabiga ShabeelleFanaaniinta SoomaaliyaAlifbeetada indhoolayaashaBaabuurNayjeeriyaWikibidhiyaCabdirashiid SharmaarkeHaber AwalBoqortooyada MidowdayShiiq bashiir yuusuf xasanYaanyuurIiraanWardheerHeesta qarankaSoomaaliweynSoomaali AlifbeetMadiinaXarardheereXisaabRaxanweynGuska weynSuugaanta Reer AlmisXasan Sheekh MaxamuudDhurwaaKun Habeen Iyo HabeenKhilaafada IslaamkaWadajirDayniileGarsoorka SoomaaliyaBoqortooyadii WalashmaYukraynAw qudubCagaarshow BSSDFXasuuqii IsaaqMesobotaamiyaCiidanka Qaranka Somaliland🡆 More