Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde

Garoonka Caalamiga Aadan Cadde (Af Ingiriis : Aden Adde International Airport, Af Carabi : ar‎) (IATA: MGQ, ICAO: HCMM), wakhtigii hore loo yaqaanay Gegada diyaaradaha Caalamiga Muqdisho, waa gego diyaaradeed caalami ah oo ku yaala magaalada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya.

Garoonkan waxaa loogu magacdaray madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cusmaan.

Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde
Aden Adde International Airport, magaalada Mogadishu
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Aden Adde International Airport
IATA: MGQICAO: HCMM
MGQ is located in Somalia
MGQ
MGQ
Garoonka halka uu Soomaaliya kaga yaal
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya
Ku yaal Muqdisho, Soomaaliya
Duulimaadada kala ah Jubba Airways
Isuduwe 02°00′49″N 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°E / 2.01361; 45.30472 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°E / 2.01361; 45.30472
Website www.adenaddeairport.com
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
05/23 14,763 4,500 Kabbisid

Hordhac

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan waxaa loogu magac daray Madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya markii la qaatay xoriyadda 1960 kii.

Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa Magaalada Muqdisho koofurteeda waxaana astaan u ah (IATA: MGQICAO: HCMM)

Garoonka waxa uu kasoo kabanayaa dagaallo kadhici jiray dalka tan iyo markii la riday dowladdii Maxamed Siyaad Barre, waloow ayna jirin adeeg buuxa oo heer sare ah hadana waa uu shaqeeyaa Garoonko.

Duulimaadyada iyo shirkadaha ka howl gala

Shirakadaha soomaalida

  • Daalo (Jabuuti, Hargaysa).
  • Jubba Airways (Jabuuti, Barbara, Dubai, Jidda).

Shirakadaha shisheeye

Duulimaad Ku socota
African Express Airways Cadan, Berbera, Dubai, Gaalkacyo, Nayroobi, Shaariqa, Wajeer
Turkish Airlines Djibouti, Istanbuul

Labaatan sano kadib

Mudo 20 sani kadib duulimaadyo caalami ah oo ay sameeyaan diyaarado laga leeyahay dal ka mid ah dalalka reer Yurub ayaa waxaa ay si rasmi ah uga bilaabmeen magaalada Muqdisho ayadoo munaasabad Xarigga looga jarayey duulimaadyada Turkish Airways ayna ka qeybgaleen Madaxweynahii hore Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isulwasaare kuxigeenka Turkiga lagu qabtay magaalada Muqdisho.


Adeegga Garoonka

Malahan wali iftiin ku filan waloow la dayactiray, hadana diyaaraduhu waxay yimaadaan oo kaliya maalintii.

Shaqaalaha: waxaa ka shaqaysa in kabadan 1000 qof oo isugu jira shaqaalaha Dawladda iyo kuwa shirkadaha, waxaa kaloo dheeraad ku ah howl wadeenno ka socda AMISOM.

Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 
Shaxda qaabka guud ee Gego diyaaradeed u dhisan tahay

Baasajeeriga

Tirada pasajeriga ee Garoonka aadan cadde
Sanad
Basajeeri
Macaamiil
Basajeeri
% Badel
Xamuul
(Tan)
Xamuul
% Badel
Diyaarad
Dhaqdhaqaaq
Diyaarad
% Badel
1989 5,779 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde  3,131 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde  130 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 
2005 200 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 5.7 23 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 1.9 2 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde  1.3
2006 200 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 7.9 147 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde 11.8 2 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde  6.1
2009 300 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali5.4||170||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali6.9||3||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 4.6 
2010 400 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali7.7||300||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali1.3||3||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 5.6 
2011 500 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali1.5||500||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali6.6||5||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 0.6 
2012 2000 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali1.5||700||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali8.5||5||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 2.6 
2013 3000 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali0.2||1000||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali15.3||5||Management:favri limited liability company  Location:muqdisho somali 2.5 


Dhacdooyin

Taariiqda Meesha Diyaaradda Tiro tirsiimaheeda Dhibka gaaray Diyaaradda Dhimasho Faallo kooban Xigasho
01970-05-066 Mey 1970 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Mogadishu Viscount 700 6O-AAJ W/O 70005000000000000005/30 Dab ayaa qabsaday.
01977-10-1313 Oktoobar 1977 Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Mogadishu Boeing 737-230 Adv D-ABCE W/O 50000000000000000000/86 Lufthansa Duulimaadkii 181, diyaarad la afduubay 1977.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Gegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde HordhacGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Duulimaadyada iyo shirkadaha ka howl galaGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Labaatan sano kadibGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Adeegga GaroonkaGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde BaasajeerigaGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde DhacdooyinGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde Sidoo kale fiiriGegada Diyaaradaha Ee Aadan Cadde XigashoGegada Diyaaradaha Ee Aadan CaddeAadan Cabdulle CusmaanAf CarabiAf IngiriisGego diyaaradICAOMadaxweyneyaashii SoomaaliyaMuqdishoSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed TubeecBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBurcoJadwalka CuriyayaashaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaAf IngiriisHubeerCufArjantiinaQaramada MidoobayCumar DhuuleTowraadYaanyuurQabiilada JubalandBeeraha SoomaaliyaGabayDabareGujisDagaalkii Dunida KowaadBuulo BurdeAwdalSaraarGaaljecelAmberFaysbuugZeyd Binu XaarithaMakaahiilLeefida dabadaDooroShabeellaha DhexeDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaShirkada Isgaariinta HormuudNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayAfrikaBoocMidowga SofiyetSamo ku waarAbgaalGeed TimirMia KhalifaDagaalkii ciraaq iyo iiraanJiilaalDayniileAadan DaarCilmiga bulshadaAl-QaacidaDebbie Does DallasShilke (qori)MuqdishoCiidanka Socdaalka SomalilandDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaCilmi BoodhariDirGarreWajaaleJijeeleWarsangaliSoomaaliweynGeelDawladii CabaasiyiintaDhulka CarabtaQabiilada SoomaalidaCismaan yoonisXorta ahDawladda federaalka SoomaaliyaKarkaar🡆 More