Dhogor

Bishar OmerDhogor(Af Carabi : ar‎ Af-Taliyaani : lana Af Ingiriis : wool) waa timaha ku dhegan haraga jidhka xoolaha iyo xayawaanka.

      Kani waa maqaal ku saabsan dhogorta xoolaha iyo xayawaanka. Qoraalo u dhow fiiri Timo. Haku khaldin Suufka

Dhogorta waxaa laga sameeyaa noocyo badan dharka, gogosha, rooga, bustayaasha iyo alaabaha dadku isticmaalaan. Dhogortu way ka duwan tahay Suufka iyo timaha dadka, waxayna leedahay tayo fiican oo ka dhigtey mid qaali ah. Guud ahaan, dadku waxay isticmaali jireen dhogorta tan iyo wakhti aad u horeeyay. Maanta dhogorta ugu badan waxaa laga soo xiiraa xoolaha adhiga ee lagu dhaqdo qaarado badan oo dunida ah.

Dhogor
Dhogor


Tags:

AdhiAf CarabiAf IngiriisAf-TaliyaaniDadDharHaragJidhQaaradSuufTimoXayawaanXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

NacaybGoogleQaaradahaAqoonAbsameDhagaxtuurNayjeeriyaGuriceelAfarta xilliDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedQajaarGobolada SomalilandAdolf HitlerKoonfur Australia (gobol)Soomaalida10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayCabdulaahi bin cumarTuli GuledAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaBahabar cabdaleCilmiga bulshadaSiyaad BarreSheekh IsxaaqMuduloodXisbiga KulmiyeMagacXasan Cali KhayreSalagleMagacyada SoomaaliyeedWaxbarashada SoomaaliyeedJarmalkaAstaan TVSoqotraIsaaqXHamsterNitrojiinWabiga JubbaGarxajisAduunkaFarta CismaaniyaLahjadaha Af SoomaaligaDagaalkii Labaad ee AduunkaOlivia RodrigoDastuurka SoomaaliyaBakistaanHuruudAxmed FaaraxMasjidka NabigaBeledweyneDagaalkii Dunida KowaadDhaqanka SoomaaliDabareDiinsiOperating systemXafada daha baardheereNabadNebi Aadam C.SCasuus (midab)CanuuniReer-DarawiishBaraaweHarti waqooyiShariif AxmedGarsoorka SoomaaliyaSabiibDhigahaSadaxleeyNabi Ibraahiim C.S.SiwaarqoonGodeeyTansaaniya1964🡆 More