Daacuunkii Camwaas

Daacuunkii Camwaas waa daacuun ka dilaacay dhulka shaam waqtigii Cumar bin khadaab sanadkii 18aad ee hijiriga, kaas oo ay ku la'deen kumanaan ciidanka muslimiinta ka mid ah, waxaa ku jiray dadka ku dhintay Abuu cubeyda hogaamiyihii Shaam iyo mucaad bin jabal, Daacuunka ayaa ka bilaawday Camwaas oo ah tuulo u dhaw Qudus sidaas ayaa loogu bixiyay daacuunkii camwaas

Taariikhda

Dadka ku dhintay

waxaa ku dhintay daacuunkan dad badan oo ciidanka muslimiinta ka tirsanaa kuwaas oo isugu jiray saxaabo iyo taabiciin, waxaana lagu sheegaa 25,000 ilaa 30,00. Dadka caanka ah ee ku dhintay waxaa ka mid ah.

  • Mucaad Bin Jabal iyo wiilkiis Cabdiraxmaan
  • Yaziid bin abii sufyaan
  • shuraxbiil bin xasana
  • Fadli bin cabaas
  • Abuu jandal bin suheyl
  • Abuu maalik al-ashcari
  • Diraar bin awz
  • Caamir bin geylaan

Xigasho

Tags:

Abuu Cubeydah Caamir ibn JaraaxCumar bin KhadaabMucaad Bin JabalQudusShaam

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Filim FaafreebkaDawlada CosmaniyaGabayHartiDagaalkii uxudBaraak ObamaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaDiyaarada SoomaaliyaSaynisMiyigaMalaku JibriilMeheriReeryoonisGudniinka FircoonigaCeerigaaboBeesha GARWAALESiigeysiGaadiidK-popDileita Maxamed DileitaWebiyadaDiwaanka CuriyeQur'aanGuurQajaarIbnu xajar casqalaaniHirshabeelleMisirXudun (degmo)Cushitic peoplesHaifa WehbeBuuriQolobaa CalankeedDuqa magaaladaWikimediaHowraarsame AmaanreerXajaaj bin yuusufCawramaleNabi Ibraahiim C.S.AsharaafNebi Maxamed c.sDaahir Rayaale KaahinYuhuudaMaahmaahNebi Aadam C.SAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961DishiisheUdeejeenFaransiiskaWiki CommonsJuqraafiga SoomaaliyaGolistelecomSadaxleeyWaaberiFurashada makkaLoobageSiad BarreBisha RamadanKambodiyaDhaqanka SoomaaliRaxanweynMooracaseJadwalka CuriyayaashaSoomaalidaWashitoonBuurhakabaEsberantoCabdiraxmaan Cabdishakuur WarsameGolaha Wasiirada SomalilandCali JimcaaleAbella DangerRosetta StoneSahra Halgan🡆 More