Ciise

Nebi Ciise waa nebi loo diray reer banii Israaiil, sidoo kalena lagu xusay Magac ahaan Kitaabka Qur'aanka kariimka, wuxuuna la mid yahay 25ka nebi uu Allah ku sheegay Qur'aanka magacooda, Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Maryama Bintu Cimraan, Suurada 19aad ee Qur'aanka Kariimka waxaa lagu magacaabaa Suuratu Maryama, Maryama bint cimraan qoyskooda waxaa lagu magacaaba Aala Cimraan oo asal ahaantooda ah Reer Banii Israaiil oo ku Abtirsada Nebi Yacquub oo Alle ugu yeeri jiray magaca Israaiil.

Nebi Ciise
Nebi Reer banii Israaiil loo diray.

Nabiyada iyo Rususha Quraanka Lagu Sheegay.

Nebiyada Allah S.W.T ku sheegay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa 25 Nabi oo kala ah:

Nabiyada iyo Rususha Ku Xusan Quraanka
(الأنبیاء والرسل في القرآن)

Tags:

1925

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dawladii CabaasiyiintaAfgooyeTaariikhda SaxaabadaKanaalka SuweysWikibidhiyaAdolf HitlerMaahmaahHonjo SuzuTuniLondonFanaaniinta SoomaaliyaGalmudugMaalinta Caalamiga ah ee Afka HooyoBahda Qoraxdu MidaysayDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedTixWoqooyiFaransiisMaskaxDadka MadoowAdhiQabyaaladaIsku dhisImaaraatka CarabtaBurcoSoolNabi Muuse C.S.ShimbirXayawaanSaldanada IsaaqGeed HindiMasagoQaxootiSheeko SoomaaliFaatikanMatxafka Qaranka SomalilandGolaha Wasiirada SoomaaliyaAasiyaDawlada CosmaniyaGalbeedka AfrikaBoosaasoOromoCumar bin KhattabAw qudubbar-internetCaynabaShariif AxmedCiiseMadiina Al-munawaraDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaMobileKinsi Xaaji AadanMoobleenLuqadaha KushiitigaCayr (beel)JarmalkaSenegaalTamarRabi' al-awwalGanacBuurta SheekhLaxanReeriidleWhakeMacdanSoomaali AlifbeetDegmooyinka Gobolka BanaadirMuuse AbokorWaqooyiga AfrikaSuugaanta Reer AlmisBoortaqiisDuduble🡆 More