Saint Petersburg

Saint Petersburg (Af Ruush : Санкт-Петербу́рг) horay waxa loogu magacaabi jiray Leningrad (Ленингра́д 1924-1991 intaas kahor waxa ay lahayd magaca Petrograd (Петрогра́д 1914-1924) waa magaalo kutaala dalka Ruushka waxa ay kutaalaa waqooyi galbeed wadanka Ruushka waxa ay kutaalaa duleedka Wabiga Neva Bariga Gacanka Finland ee Bada Baltikska.

waana mid kamida magaalooyinka qaarada yurub ugu waawayn dhanak dhaqanka.

Saint Petersburg
Magaalda Saint Petersburg

Dadka

Dadka magaaldan dagan waxa lagu qiyaasaa ilaa 4661219 oo qof.waana magaalda labaad ee uguwayn wadanka Ruushka waana magaalda Afraad ee ugu wayn qaarada Yurub waa goob dhan oo aad uwayn.waana mid kamida dakadaha uu wadanka ruushku kuleeyahay Bada Baltikska

Taariikh

Magaalda waxa Asaasay qaysarkii la odhan jiray Peterkii koobaad 27 may 1703

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Tags:

Saint Petersburg DadkaSaint Petersburg TaariikhSaint Petersburg Sidoo kale fiiriSaint Petersburg TixraacSaint Petersburg1991Ruushka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Haber AwalBogga HoreWarsangaliIsmaaciil saleebaanBariga AfrikaHererDhirAas aaskii cidanka somalia codadAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBashimKenyaSoqotraBiyo-baxInternetAbsameWaxbarashada SoomaaliyeedBaalcad absameSaldanadii CadalGuurKirara AsukaShariif AxmedGobBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaReeryoonisJuqraafiga SoomaaliyaOlivia RodrigoRaage UgaasXarafAngolaMuuse AbokorDhigahaBeesha cumar JibriilSaxaafadDawlada CosmaniyaFaysbuugMaxamed gorgaateHogaamiyaha dhabtaaBeesha shanaadXoolo2020Hay'ada laanqayrta casMacawiisBarbarooleHodan CabdiraxmaanGobolada SoomaaliyaQamadiSoomaalidaDagaalka suudaanDakkarGeri koombeDhaqanka SoomaaliShiicaJarmalkaAbokor muuseBari (Gobol)Sheekh, SomalilandBanaadirSoomaali AlifbeetZeyd Binu XaarithaWaraabeMakayl-DheereHiraabDagaalkii Dunida KowaadXVideosImaamu ShaaficiFanaaniinta SoomaaliyaLacagSiciid Cabdulaahi DeniGuriceelBeesha Aw saciidIlaahayMakaahiil🡆 More