Salfar: Curiye kiimiko

Salfar (Ingiriis: Sulfur ama Sulphur) calaamad S waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-lix.

Salfar: Curiye kiimiko

Salfar: Salfar, Taariikhda Salfarta, Atomka Salfarta 
Marka heerkulku dhexdhexaad yahay curiyaha Salfar waa adke leh midab huruud xoogaa cadaan ahi ku jiro, waxayna u sameeysan tahay malakuyuul sideed-gees ah oo loo qoro S8.
Salfar: Salfar, Taariikhda Salfarta, Atomka Salfarta 
Salfar

Marka heerkulku dhexdhexaad yahay curiyaha Salfar waa adke leh midab huruud xoogaa cadaan ahi ku jiro, waxayna u sameeysan tahay malakuyuul sideed-gees ah oo loo qoro S8. Waxay la fal-gashaa dhamaan birta iyo xoogaa Bir Ma Ahe ah, sida Kaarboonka.

Salfarta waxa la helaa ayadoo dabiici ah iyo ayadoo isku-dhis loo yaqaabo salfayt ah.

Salfarta waxaa isticmaali jirey wakhtiyo hore wadanada Hindiya, Shiinaha, Masar iyo giriiga.

Curiyehan wuxuu leeyahay faa'iido badan, oo inta u badan waxaa loo isticmaalaa in lagu bacarimiyo caroda iyo beeraha. Sidoo kale waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo taraqa, sunta Xasharaadka iyo sunta fangaha.

Curiyahan meel dhexe ayuu kaga jiraa Diwaanka Curiyeha.

Salfar: Curiye kiimiko

Salfar: Curiye kiimiko

Salfar: Curiye kiimiko

Salfar: Curiye kiimiko

Tags:

Salfar Salfar Taariikhda taSalfar Atomka taSalfar Fal-galka Curiyeha KaleSalfar Isticmaalka taSalfarAdkeAtomBirBir Ma AheCuriyeHeerkulIngiriisKaarboonLixMalakuyuulSS8SideedTiroToban

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jubbada HooseMiyigaXisbiga KulmiyeBooramaKoonfur AfrikaGarxajisKumbuyuutarDagaalkii uxudCabdullaahi CiiseSoomaalidaDabiicigaRaqayMasjidka NabigaSiri LankaBadhaadheMaahmaah Xarafka AUbaxKaaraanXooloWikimediaXiddigisBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaShilke (qori)Beesha BahsanbuurShiicaAf OromoMatabaanQaamuus aqooneedka af-soomaaligaJigjigaHeerkulCabdulaahi bin cumarQofWadamada AfrikaSaruurXayawaanGusAbgaalBiciidNabi Ibraahiim C.S.MeheriHawiyeAbshir BacadleAw-dhuleedka AfrikaGedoDaahir Rayaale KaahinShariif AxmedBartireUrurka Iskaashiga IslaamkaWarbixin SoomaaliyaWaxbarashada SoomaaliyeedMeereNitrojiinSaldanadii AjuuraanJabuutiHodanOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaAwrtableRaage UgaasGuriceelFarta BooramaBeer XaanoGuurDiiwaanka Caasimadaha AfrikaDoorashada guud ee Somaliland (2017)WadnoAwdalDhulka CarabtaHuruudNayjeeriyaSamaaleJava (luuqada borograaminta)SSC-Khatumo stateImaamu Shaafici🡆 More