Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Inta ugu badan waa isku dhisyo KaalshiyaamOgsaaydhis iyo KaalshiyaamHaydarOgsaadhis (CaO).

Nuurad
Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Nuuradu waa hadhaaga Dhuxul Dhagaxa.

Inta ugu badan Nuurada waxaa loo isticmaalaa dhismaha iyo midabeeynta aqalada. Sidoo kale Nuurada waxaa laga sameeyaa Tamaashiirta.

Badanaaba Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Shaxda falgalka isku dhiskaasi wuxuu u dhacaa sida tan:

CaCO3 + kulCaO + CO2.

KaalshiyaamKaarboonayt + kul → KaalshiyaamOgsaadh + KaarboonOgsaaydh.

Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Nuurad

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley.

Tags:

Nuurad Akhrin dheeraad ahNuurad Taariikhda aNuurad Isticmaalka aNuurad Noocyada aNuurad Samaynta aNuuradCuriyeFalgalHaydarojiinIngiriisIsku dhisKaalshiyaamKaarboonMacdanMalakuyuulOgsajiin

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MaryamBiyoSaint PetersburgSuuriyaCimiloVentusky.comSalagleGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayShillin SomalilandLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya2006BartireKhaalid bin WaliidXuseen CaydiidToljecleEimi FukadaKeski qabeGujisJubbada DhexeFarasSaldanada GelediWarsangaliTogdheerXamarjajabBuurhakabaAfarta madhabJagada Madaxwaynaha SomalilandAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaHuriwaaCushitic peoplesFungiLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolXawaadleJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaWarshadDawladii CabaasiyiintaUurkaMeereJibriil YoonisMaansoWanlaweyn-Ceel BuurNabiKanaalka SuweysjrzypGalguduudSheekhaalDabeylMaaliJarmalkaTaariikhda SaxaabadaCali Cafii Fiqi OmarOperating systemDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaTuniKinsi Xaaji AadanHodan CabdiraxmaanBajeelaBarasiilMidowga Maxkamadaha IslaamigaIsbaniaDuurjoogta SoomaaliyaMagacyada SoomaaliyeedAqoonJacaylWarta NabadaJarmalBakistaanIleysAakhiroKismaayo🡆 More