Jamaal Cabdinaasir: Madaxweynahii labaada ee dalka masar

 Egypt Jamaal Cabdinaasir waxa uu dhashay 15.4.1918.

waxa uuna dhintay 28.9.1970. waa madaxwaynihii labaad ee soomara masar kadi maxamed najiib.talada waxa uu qabtay sandkii.1954.ilaa.uu dhintay.1970. waxa uu ahaa hogaamiyihiin kacdoonkii.23.7.1952.wax yabihii ugu waynaa ee uu kacdoonkaasu qabtuy waxa uu ahaa.in ay xukunka katuuray.boqorkii laodhanjiray boqol faruuq.xiligaas oo masar ay ahyd.boqortooyo.kadib waxa uu kacaankaas uu hogaaminyao cabdi nasir u horseeday masr horumar aad u balaadhan.iyo in uu ku baaqay.in ay midoobaan dalka carbeed.taas oo keentay.in ay midoobaan qaar kamida dalaka carbeed sanadihii u dhexeeyay.1958.ilaa.1961.taas oo looyaqanay jamhuriyadii carabta ee midawday.takale cabdi nasir waxa uu dhiiri galiyay kacdoon wadayaasha meelo badan oo kamida ameerikada.konfureed aasiya.iyo.afrika.cadi nasir waxa uu ku lahaa dawr hogaaminimo aasaaskii fatax.waxa kale oo cadi nasir aasaasay uruka loo yaqaano uruka dhexdhexaadka.oo maanta ay kamid yihiin in kabadan boqol dawladood oo caalamka ah.cabdi nasir waxa lagu sifeeyaa in uu yahay.ama uu ahaa.mid kamida kuwa ugu doorka roon hogaamiyaashii.qarnigii 20aad.waxa jamal cabdi nasir looyaqaanay in uu ahaa.hogaamiye umadeed.ilaa imainkana afkaartiisii waxaa laga dhigtay madhab siyaasadeed.jamaal cabdi nasir waxaa uu dhintay.sanadii 1970.aaskiisiina waxa uu ahaa mid si wayn lasugusoo baxay

Jamaal Cabdinaasir: Madaxweynahii labaada ee dalka masar
Jamaal Cabdinaasir

Yaraantiisii

Jamaal Cabdinasir aabihii waxa uu kaguuray magaalada.binii mur.oo katirsan degamada asyood.halkaas oo cabdi nasir uu ku dhasahy.waxa uu u guuray magaalada iskandariya oo ah magaalada labaad ee masra ugu wayn waxa uu kasheqeeyn jiray meel boosta ahaan jirtay kuna taalay magaalada aliskandaraiya.

Tags:

195219541970Masar

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

UunsiWasaaradda Arrimaha Gudaha SoomaaliyaAfrikaBeesha Qurdhaale SacadReer-DarawiishKomishanka Doorashooyinka QarankaTaylandShingaaniCabirka Guud ee Culeyska iyo MiisaankaBalcadSalaada DuhurAfgooyeXayawaanDhoobleyHaifa WehbeKhilaafada RaashidiintaBlackpinkBeledweyneSaynab bint MuxamedDhishiike (qori)Dagaalkii ciraaq iyo iiraanMagaalooyinka MaraykankaBooramaSacuudi CarabiyaBurcoItoobiyaMaxamed FadalGolistelecomRaas CaseyrCalanCumar bin cabdi caziizWikiMidowga Maxkamadaha IslaamigaDowladWaraabeAfarta madhabDowladii UmawiyiintaCabdiraxmaan bin CawfHowraarsame AmaanreerAstaanta Qaranka SomalilandBoqortooyada MidowdayJabuutiMia KhalifaCareys KarsheShabeel-naagoodMadiina Al-munawaraAxmed SiilaanyoCimiloDawladii safawiyiintaGuurMidowga SofiyetJubalandZinedine ZidaneTunisiyaMacluumaadka TeknolojiyaddaSideedleeyHaber AwalInternational Standard Book NumberSoomaaliweynEimi FukadaJijeeleWayback MachineImaam Al BukhaariWacbuudhan AbgaalGolaha Wasiirada SomalilandJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya)Baalcad absameRaxanweynAbsameFarshaxan SoomaaliSoon🡆 More