Istoroontiyaam

Istoroontiyaam

Istoroontiyaam
Curiyaha Istoroontiyaam

(ingiriis: Strontium) astaanta (Sr) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodon-iyo-sideed ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye iyo birta loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka.

Curiyaha Istoroontiyaam waa bir miisaan fudud leh, dhalaalaysa, midabka naxaasta oo huruud ah leh, isla markaan aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha curiyayaasha ay la kulanto.

Si la mid ah xubnaha ay la guruubka tahay, inta badan lama helo atomyo Istarooniyaam oo xor ah, mar kasta iskudhis ayay ka mid tahay. Isotopeyada qaar, sida 90Sr waa radioactive khatar badan kaas oo laga helo carada dhexdeeda.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WiilBarasiilNugaalBeesha Habar CafaanSoomaaliShabeellaha DhexeShidaalTamarDagmada TurdhoSadaam XuseenXamza bin cabdi mudalibWinterYaaqshiidIlbaxaysiDooroCarabiJarmalkaGuruubka 11Wasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaLibiyaBuulo MareerHeerkulCusmaan bin CafaanMayotteBerberaWadamada AfrikaLixleeyGuruubka 9EnglishSaruurHindiyaDhagaxtuurMUUSE ISMACIILMuuse AbokorAwstriyaTurdhoFilimada qooq-kobcintaCabdulle TaraawiilRaage UgaasDawlada CosmaniyaXoghayeKhilaafada IslaamkaQamadiXudun (degmo)Waqooyiga AfrikaBooramaLambarAdolf HitlerMiniyaabolisSoonSamaaleBeledweyneRuun NirgoodSoomaalilandLaascaanoodAduunkaAbsameCabdullaahi bin CabbaasXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibReer-DarawiishWacbuudhan AbgaalKomishanka Doorashooyinka QarankaMakaahiilMaxamed gorgaateAfarta xilliHeerka noloshaBeeraha SoomaaliyaWaddanka Russia KubedkaGoronyoHonjo SuzuRaas Caseyr🡆 More