Guban

Guban (Af Carabi : ar‎) waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland.

Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.

Guban
Khariidada juqraafga ee Somaliland.

Hordhac

Deegaanka Guban waa dhul aad u qalalan kaasi oo heelkusiisu gaadho ilaa 47 °C wakhtiyada xagaaga. Roob badan kama da'o inta badan, laakiin bilaha u dhaxeysa Maarso ilaa Juun waxaa mararka qaar ka da'a xoogaa roob oo goosgoos ah. Intaasi waxaa dheer, deegaanka Guban wuxuu leeyahay xoogaa dhir gaagaaban iyo ugaadh. Deegaanka Guban waxaa ku yaala Banka Giriyaad oo dhaxa galbeedka gobolka Salal.

Xigasho

Tixraac

Tags:

Af CarabiBerberaLamadegaanLowyacadoSaylacSomaliland

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Elizabeth IIYemenRihannaWarsangaliSiyaasadda SoomaaliyaDhulCareys KarsheMadiinaEimi FukadaBartireOlivia RodrigoDawladda federaalka SoomaaliyaBankiga AduunkaXiman & xeebDowladFalastiinAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaNaasleyAdolf HitlerRuushkaDowladii UmawiyiintaToljecleDiinsiDhigIsbaniaNabi Luud C.S.rtgbbFarta CismaaniyaSomalilandAllamagan maxamedAfbarwaaqoDaguuroSideedleeySaxaafadXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibGalmoShabeellaha DhexeMississaugaXarafWardheerHTMLIslaamQabiilka eyloGolistelecomIsgaarsiintaKaty PerryCiyaarta TeeniskaMacawiisMaxamed Cabdulaahi MaxamedBu'aaleDagaalkii KheybarXasan Sheekh MuminMia KhalifaCabdiraxmaan TuurUrurka Iskaashiga IslaamkaRasuulHalbeegAakhiroMoos BukeeniWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaSuugaanta SoomaalidaMadaxweynayaashii JabuutiGarreTaariikhLahjadaha Af SoomaaligaCamar bin caasBaraaweJaamacadda OxfordTansaaniyaQur'aanAbaar🡆 More