Dad Qalato

Dad qalato (Af Ingiriis : Cannibalism; Af Carabi : ar‎) waa ficilka ama ku dhaqanka dadka cuna hilibka aadamaha ama xubno ka mid ah hilibka aadamaha. Qofka dhaqan ka dhigta cunitaanka ama isticmaalka hilibka dadka waxaa loo yaqaanaa Dad qalato.

Dadqalato

Sharaxaad

Dadqalatada waxay ka jirtaa meelo badan oo caalamka ka mid ah; kuwaasi oo dhamaantood si joogto ah ama goosgoos ah u cuna qeybo ka mid ah hilibka dadka. Sababta qaar ka mid ah dadkaasi u isticmaalaan hilibka ilaa hada si fiican looma fahansana laakiin waxaa la sheegay in qaarkood u geeyso aqoon daro, xanuun ama majaro habaabin been ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WarsangaliGujisIndunisiyaNabiAbwaanOodweyne2024Dawladii Somaliland (1960)MasiixiyadGabayNebalLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaBunSuxufi IbraahimWarbixin SoomaaliyaJadwalka CuriyayaashaHodan CabdiraxmaanUbaxBarasiilKoonfur AfrikaDarajooyinka Ciidanka SomalilandSurre (beel)Reer XaamidRoobBeeldaajeBiciidDhirMaaliKenyaLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayDowlad madax banaanMalaysiyaMooracaseOromoLiska Salidka MawduucyadaIsraaiilAsharaafAbokor muuseLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolMajaajiloFarta CismaaniyaHiraabCumar (saxaaba)Dayax GacmeedNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayXisbiga SANUBoonSoomaaliweynMacluumaadka TeknolojiyaddaCanabCiid al-FitrMaxamed FadalIiraanNabi Suleymaan C.S.LondonHaber AwalGalmudug2020Gabayada abwaanada hawiyeMaxamed gorgaateMagaalooyinka MaraykankaBeesha reer maxamed Maxad caseCiid al-AdxaaGooryaankaLaxanSingabuurXijaasMurursadeShillin SomalilandMahatma GandhiIngiriiskaGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayWikiWanlaweyn-Cusmaan gaazi🡆 More