Kobalti

Kobalti

Kobalti
Curiyaha Kobalti

(ingiriis: Cobalt) astaanta (Co) waa curiye kimiko oo leh lambar atom labaatan-iyo-todoba ah. Curiyaha Kobalti waa bir, adag, oo laga helo Qolofka dhulka ayadoo ku ladhan macdano kale.

Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabka naxaasta oo casuus ku jiro leh.

Macdanta Kobalti ku dhex jirto tan iyo wakhtiyadii hore ayaa loo isticmaali jirey isku qurxin iyo in lagu dahaadho walxaha kale.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SNMBanaadirMeheriAndalusDabareAbgaalYuhuudaDhigahaDaguuroImaam Al BukhaariAbu BakrMaxmuud SangubGuhaadDagaalkii BederDuqa magaaladaDaanyeerLixleeySonkorDarajooyinka Ciidanka SomalilandAdolf HitlerAtomSahra HalganCanabQoyska Cali bin Abi DalibItoobiyaWarsangaliWacbuudhan AbgaalBiyoXajXarardheereDAGAALKII STALINGRADSaaxilDagaalkii Dunida KowaadMasjid al-AqsaSiyaasadda SoomaaliyaCigaal shiidaadChunghaGuruubka 9Che GuvaraShiinahaMuscab bin cumeyrRosie Huntington-WhiteleyWax ka bedelkaFaransiiskaJustin BieberBaaqa shuucigaHiraabDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969Fanka SoomaalidaXisaabCaabudwaaqIbnu xajar casqalaaniBadda MadowDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedGobolada MidoobayFanaaniinta SoomaaliyaAbuu Dar AlghafaariKhulafadii CabaasiyiintaAadan DaarAfarta xilliNabi Ibraahiim C.S.JamhuriyaddaRoobTansaaniyaCiid al-AdxaaOgadenKoonfur SuudaanShidaalBuurweynGeedHargeysaKeenisyo🡆 More