Boromiin

35°27′0″E / 31.15000°N 35.45000°E / 31.15000; 35.45000 Boromiin

Boromiin
Dareere Curiyaha Boromiin

Boromiin (ingiriis: Bromine) astaanta (Br) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-shan (35). Curiyaha Boromiin waa neef ka tirsan neefaha halogenska ee guruubka 17aad ee Diwaanka Curiye.

Sida caadiga ah, curiyaha Boromiin lama helo ayadoo kali ah ee inta badan isku dhisyo cusbo ah ayay ka tirsan tahay. Waxa ka mid ah falgalada ay la sameyso Aaydhiinta iyo Koloriinta kuwaas oo ah milixda caadiga ah ee cuntada lagu darsado.

Dhinaca kale, Boromiintu waa curiye si dhakhso badan u milanta, taas darteed in badan oo boromiin ah waxa laga helaa biyaha badaha.

Iskudhisyada curiyahan oo loo yaqaano Boromaaydh waxaa laga sameeyaa sunta xasharaadka, iskudhisyada miithayn iyo sheeyo kale oo badan.


Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LoobageAbsameBanaadirCabdiqaasim SalaadCumar bin cabdi caziizXulbadJava (luuqada borograaminta)Bocor guduudXeebjireShillin SomalilandDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaBoqortooyada MidowdayGalmada dabadaSaldanadii AjuuraanWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaAwstriyaWaaciyeXaasaska Nebi MuxamedJohnny DeppAw qudubAf SoomaaliNigisMasiixiyadAl-QaacidaAikaMia KhalifaNabi Ibraahiim C.S.Taariikhda SoomaaliyaCeel BuurIlaahayXooloKitaabKilimanjaaroKhilaafada IslaamkaBeesha cumar JibriilOogArjantiinaShingaaniRuun NirgoodFaraanti galis (far)Aw-dhuleedka AfrikaIGADSalagleGalguduud'''Cabdalla Abokor'''Filimada qooq-kobcinta jilicsanaanDayniileIsgaarsiintaMadaxwaynaha SoomaaliyaLuuqMajeerteenDhuxul DhagaxNabi Ayuub C.S.Cumar FaaruuqCushitic peoplesCabdullaahi YuusufQoraaHabar JecloKiin JaamacXagalMaxamed FadalHawiyeCimiloMuduloodAqoon2020HeerkulMaxmuud SangubHiiraanNapoleon BonaparteDuurjoogta SoomaaliyaDagaalkii (2006–2009)AraarsoTaariikhda Masar🡆 More