maaha

maaha Boggaan Wiki: Xeerka Wiki Qaybta Af-Soomaaliga Waxaa soo gala dad farabadan oo wax ku qora waxaana jira halbeeg la adeegsado oo ah xoriyad ayaan dareemayaa wax alla wixii aan rabo baan qorayaa.

Marka maaha sidaas ee qor wax macquul ah oo dadka ay isku raaci karaan iskana hubi waxa aad qortay.

Wiki waa insaykalobeedhiya waxaa jira wax sugan iyo shuruudo kuwa la isku raacay wikipedia, maaha wikipedia wax yaabahaan soo socda:

Muuqaalka iyo habka

Wiki maaha insakalobeedhiya xaanshi ah

ku jira

Wiki maaha qaamuus


Wiki maaha meel afkaarta cusub lagu faafiyo

Wiki maaha meel xayeesiin

Wiki maaha meel sawirada lagu kaydsado

Wiki maaha meel lagu casuumo boggagga gaarka ah

Wiki maaha xarun aqoon guud

Wiki maaha su'aalo talantaali ah, ka dhiidhin, Daliil safar, Waarin, faallooyin wareed, Faraca, ama liis telefoon.

Wiki maaha baaraandeg

Wiki maaha Ka baaraan-degis, macanaha Maaha meel looga baaraandego dhacdooyin la filayo in ay dhacaan. qorista ka baaraandegis cilmi ah ama siyaasad ah ama soo saaris iyo afkaar ka hadlaysa mustaqbalka lama aqbali karo wikipedia. Wikipedia macluumaadka la hubo waxaana ka m id ah mid hadda jirta iyo mid horay loo arkay, man ahan ka baaraadegis. Qorista dhacdooyin ama waxyaaba soo bixi doona waa la ogolyahay; laakiin waa in ay waqti lahaadaan hadda la joogo.

Wiki maaha mid ilaalisa caruurta

Wikipediya waxaa ku jira maqaalo la diidanyahay ama ku dhibaya, ma jiro wax dabagal ah waxaa jirta xoriyada qorista, sidaas daraadeed wikipedia awood umalahan in ay wiilkaada ka ilaaliso maqaalada la rabin, waxaa jiri karta maqaalo ayna rabin dadka qaar laakiin aan ka hor imaanayn xeerka dhexdhexaadnimada Mana ka hor imaaneeyso qaynuunka gobolka Foloriida waxaa jira Server kaasoo ay keensatay Wiki.

Wiki maaha meel fanka lagu tijaabiyo

Wiki maaha Meel qof gaara uu leeyahay taasoo ugu tala galay in uu ku faafiyo fankiisa: Sheekooyin ama qisooyin gaagaaban ama dheedheee haba ahaadeen kuwa la yaqaan ama aan la aqoon. waxaan waxba laga faaiidayn waa la tirtirayaa: eeg Wikipedia:Tirtir.

Mujtamaca wikipedia

Wiki maaha:

  1. Goob dagaal: waa in lagu dadaalaan dhaqan wanaagsan.
  2. Bulsho fowdo: xoriraydda waxaa ku daba jira (tirtiris, ilaalin, ka joojin)
  3. Demoqradiyad: Wikipedia maaha meel dimoqraadiyada lagu tijaabiyo qaacidada aasaasiga ah waa midaynta fakarka mana ahan codayn, codayntu way soo fajari kartaa. waxaa dhici karta wadahadal iyo midaynta ra'yiga taasoo ku saabsan mowduuc gaar ah kadibna la isku raaco.
  4. Bureaucrats: waa khilaaf jira ee lagu xaliyo si la isku raaco.

Tags:

maaha Muuqaalka iyo habkamaaha ku jiramaaha Mujtamaca wikipediamaaha

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Lacey DuvalleCali barreLaascaanoodKacbadaAbaalmarinta NobelDhuxul DhagaxSaldanadii CadalSiad BarreJubbada HooseSadaam XuseenIsraaiilWaaberiDharkeenleeyGobolada SomalilandUunsiLahjadaha Af SoomaaligaKanadaBiimaalBesbaasMaxamed Faarax Caydiid2001Maxmuud SangubMaxamed Cabdule XasanDalxiiska SomalilandXimsaEsberantoWajaaleInternational Standard Book NumberMakaahiilAf-SoomaaliCuriye kimikoKaaraanCamar bin caasJow BaydenWarsangaliAfarta xilliXooloCiise (qabiil)Woqooyiga AmeerikaHTMLCayr (beel)Shirkada Isgaariinta HormuudSalafiyaWayback MachineJimmy WalesCarab SaalaxHabar GidirFarxiya FiskaKitaabGolweynMaamulgoboleedka SoomaaliyaMoringa (geed)BaydhaboKomishanka Doorashooyinka QarankaWarta NabadaAC MilanImaamu ShaaficiDhulka CarabtaDAGAALKII STALINGRADLeefida dabadaHaber AwalAf CarabiMaryamRuwandaCabdirashiid SharmaarkeNabi Yaxye C.S.Filim FaafreebkaCaalamkaNebi MuxamedSheekh Isxaaq🡆 More