Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Faasuliyad
Faasuliyad
midhaha faasuliyada
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Eudicots
(darajo la'aan): Rosids
Dirka: Fabales
Bahka: Digir
Qabiilka: Phaseoleae
Qabyaalad: Phaseolinae
Noocyada: Firi P. vulgaris
Magaca laba-geesoodka ah
Fasuliyad vulgaris
Carl Linnaeus

Si la mid ah digirta kale, faasuuliyadu waxay leedahay nafaqo badan oo jidhka dadka iyo xoolaha aad ugu fiican kana helaan fiitamiino badan.

Faasuuliyadu waxay leedahay midab cad, taasi oo keentay in meelo badan oo caalamka ah lagu magacaabo "digitra cad". Gabi ahaan dhirta geedaha faasuuliyadu waa mid dhasha hal mar sanadkii, taasi oo u baahan cimilo iyo biyo kala gedisan.

Faasuuliyadu waxay ka mid tahay geedaha ugu taariikhda dheer ee dadku beeran jireen tan iyo ilbaxnimooyinka ka hor, wakhti hada laga joogo 10,000 sano. Sida caadiga ah faasuliyadu waxaa maanta laga beerta meel kasta oo caalamka ah, marka laga reebo Antaraktika. Wadanada Baraasiil iyo Hindiya aya ugu badan soo saarida iyo beerida digirta qalalan, halka wadanka Shiinaha ugu badan yahay nooca digirta cagaaran. Sanadkii 2010ka waxaa caalamku guud ahaan soo saaray 23 milyan oo digirta guud ah iyo 17.1 milyan oo digirta cagaaran ah.

Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Noocyada faasuuliyadu waxaa ka mid ah:


  • Kanellini (cannellini), nooc aad caan ugu ah badhtamaha iyo koonfurta wadanka Talyaaniga. Faasuuliyada noocani ahi waa mid ka xajmi waawayn noocyada kale, waxayna aad ugu qaab dhowdahay digirta caadiga ah.
  • Waqooyiga Sare (Great northern), sidoo kale lagu magacaabo "faasuliyad wayne" waa nooc ka mid ah faasuliyada oo aad ugu wayn dhamaan noocyada kale ee faasuliyada. Waxay kaga duwan tahay Kanellini waa muuqaalka iyo qaabdhismeedka firida midhaha. Meelo badan oo caalamka ahi noocan waxay u isticmaalaan in laga sameeyo daqiiqda.
  • Gígantes waxaa laga helaa waqooyiga Afrika iyo deegaano ka mid ah koonfurta Yurub.


Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Guud ahaan digirta oo idil waa mid nafaqo badan u leh jidhka dadka iyo xayawaanka, sababtoo ah ma lahan dux badan, kolestarool iyo sonkor badan. Faasuuliyadu waxay leedahay fiber oo ah mid caawiya caloosha, borotiin iyo awood badan, iyo noocyo badan oo fiitamiin ah. Faa'iida gaarka ah ee laga helo faasuliyada oo kali ah waa nafaqada phosphatidylserine (PS) oo ah mid aad u caawisa jidhka noolaha.

Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Guud ahaan faasuliyada qalalan weey ka cimri dheer tahay noocyada kale ee firileyda ah. Marka faasuliyada la warshadeeyo ee la qasaacadeeyo waxay ahaan kartaa mid feresh ah wakhti aad u dheer. Si loo ilaaliyo fiicnida iyo caafimaadka faasuliyada la keydinayo waxay u baahan tahay in la dhigo meel mugdi ah, qalalan oo leh heerkul aan ka hooseynin 75 digri Farenheit.


Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.


Faasuliyad

Fasuliyad (Af Ingiriis : navy bean; Af Carabi : ar‎) Saynis ahaan ka mid ah dhirta lagu magacaabo Phaseolus vulgaris iyo pearl haricot; waa midho firiley ah oo ka tirsan qoyska digirta guud Waa midho yaryar, qalalan oo leh midab cadaan ah - mararka qaar casuus ah, ama isku midab isku dhafan, taasi oo xajmigeedu ka yaryahay digirta kale iyo guud ahaan bahda digirta.

Faasuliyad 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Faasuliyad NoocyadaFaasuliyad Nafaqada aFaasuliyad Kaydinta iyo IlaaladaFaasuliyad MuuqaalkaFaasuliyad Qoraalo La XidhiidhaFaasuliyad TixraacFaasuliyadAf CarabiAf IngiriisDigirDigir guudFirileyMidhoSaynis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Waroodka HowlwadaagHTMLMaakhirSoomaaliyaDagaalkii (2006–2009)Elizabeth IIBuulo BurdeFalastiinGaraad Jaamac Garaad CaliKabanCabdiqaadir YamyamAljeeriyaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaCushitic peoplesWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaAbriilCilmiga bulshadaSuuradDaadmadheedhFar SoomaaliBardhereWajaaleMisirMagaalooyinka SomalilandCiid al-FitrCalanka SomalilandSextubeOromoDerriGabayDooroXasan Sheekh MaxamuudAbaajibilCeel BuurDiinsoorMuuse AbokorDirWadamada AfrikaRahAraarsoIsmaaciil Cumar GeelleIGADKoonfur GalbeedKumbuyuutarFinlanMasagoSiigaysiguCiidanka Qaranka SomalilandAduunkaLambarJubbada DhexeStolpersteinWarta NabadaXisbiga SANUDhaqan SoomaaliAf-SoomaaliVentusky.comIsgaarsiintaGeed TimirMadaxweyneyaashii PuntlandDowlad HooseWacbuudhan Abgaal2024Ismaaciil saleebaanAqoonAasiyaQaaradahaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaBeesha Habar CafaanGelediSanaagGalmada dabadaHawiye🡆 More