Dhul-Badeed

Dhul-badeed (Af-Ingiriis: territorial waters) ama (Af-Ingiriis: territorial sea) waa qayb kamid ah badda oo ah hanti uu leeyahay dal, taas oo la mid ah dhulka berriga ee dal, sida magaalada ka mid ah dalka ama gobol ka mid ah dal ama degmo.

Waa dhulbadeed uu leeyahay dal xeeb leh, wax kasta oo ku jirana uu dalkaasi leeyahay, sida shidaalka, macdanta, kalluunka iyo khayraad kasta oo kujira, waxa dali leeyahay hawada ka saraysa dhulka badda ka hooseeya kana sarreeya, waa dhul-badeed aan dal kale kula lahayn. Tusaale Soomaaliya Dhul-badeed waa 200 nautical miles (mayl-badeed). Waa aag aysan soo geli karin maraakiib dagaal ee shisheeye oo aan ogolaansho cad ka haysan dalka xeebtaas leh.

Dhul-Badeed
Waa dhulka ka baxsan aagga dhaqaalaha oo lagu calaamadiyay cirdhow furan.

Tags:

Af-Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Saliid MacsaroSoomaaliweynMowsilBuulo BurdeGabareey-maanyoSaldanada GelediAbwaanHuruudMadaxwaynaha SoomaaliyaAxmed SiilaanyoSuuradYaaqshiidWikipedia SoomaaligaIsmaaciil MireShilke (qori)QadiyaddaReer Aw XassanXaasaska Nebi MuxamedDylan BesseauWarsangaliMurtiBariga AfrikaUgaas Xasan Ugaas YaasiinBiimaalOodweyneWarshadOogImaam Axmed GurayCawramaleDayax GacmeedCaafimaadUfeynCasuus (midab)BurundiHabar GidirDawlada CosmaniyaNabi Ayuub C.S.YurubMasaajid Cali GuduudQabaalHirshabeelleBeledweyneKhilaafada IslaamkaMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960IsaaqQoraaQabiilada JubalandIsiraynDaa'uud XirsiLisaCiise (qabiil)HTMLBoosaasoRas kambooniShingaaniWabiga JubbaJarmalkaCarabiSNMGuurCanuuniSheeko SoomaaliWardheerAfarta xilliDadGaraad Jaamac Garaad CaliTaariikhda SaxaabadaAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMaxamed Cali KalaayGalbeedka AfrikaDalxa bin Cubeydilah R.C.2012Ceel BuurUurka🡆 More