Buurdhuubo

Buurdhuubo waa magaalo ku taalo Gobolka Gedo, waana fadhiga Degmada Buurdhuubo.

Magaalada Buurdhuubo waxaa dhaxmaro Webiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.

Buurdhuubo waa degmada 7aad ee Gobolka Gedo. Waxay magaalada Buurdhuubo xarun degmo noqotay dabayaaqadii 1990kii. Waana degmadii ugu dambaysay ee loo magacaabo Gobolka Gedo.


Dhaqaalaha Degmada Buurdhuubo

Waxaa degmada Buurdhuubo degan bulsho u badan beeralay. Nidaam la'aantii soo wajahday geyiga Soomaaliya ayaa waxay Buurdhuubo dhaxalsiisay nolol ay aad u qalafsan.

Tags:

GedoMagaaloWabiga Jubba

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ree XasanCaasimadDhiig Yari (aneemiyo)QatarMagacyada SoomaaliyeedMurursadeIsmaaciil Cumar GeelleCabdiqaadir JubbaKoonfur AfrikaSeediHal AbuurHibo NuuraAbu BakrOperating systemCumar FaaruuqMontenegroDenimarkiDiridhabeWabiga NiilMeereHabdhiska Dheefshiidka2004Axmed Binu XambalGobolada SomalilandSalaaxudiin al-AyyuubiRuwandaGelediAnas bin maalikGalguduudXijaab (dhar)Bari (Gobol)Saudi aramcoAbsameMidowga AfrikaKhulafadii CabaasiyiintaWarshada Caanaha ee XamarCadaadoBuugCadaleBuurta Xira2016DhagaxtuurNabi Yacquub C.S.Beeraha SoomaaliyaMeksikoSacmadeeqaBeeldaajeXayawaanCiidanka Xooga SoomaaliyaMarkabJubbada DhexeCayr (beel)BaarliinSaldanadii CadalMaxamed Abshir MuuseAljeeriyaItoobiyaMeheriDhaqaallaha SoomaaliyaWardheerJilib2023Sadaam XuseenKoonfur KuuriyaBuuhoodleNabi Suleymaan C.S.Maalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaXasuuqii IsaaqDegoodi1976Biyo-baxCaynLissabonAfarta xilliHalbeeg🡆 More