Malag

Malag wadar Malaa'ig (ingiriis: angel; carabi: ملاك) waa qaar ka mid ah makhluuqaadka Alle (s.w.t).

Malag
Hugo Simberg, 1903.
      Kani waa maqaal ku saabsan Malaa'igta.
      Halkan waxaa laga soo toosiyay Malaa'ig.

Malaa'igta oo tiradooda Ilaahay uun yaqaano, waa nooleyaal aad u awood badan, isla markaana isha dadku arki karin.

Malaa'igu waxay u adeegaan Rabbi Yehowah kor ahaayee, ayagoon seexanin, wax cunin mar ahaantaana aan daalin waligood.

Malaaʼigaha waxay ka mid yihiin qaybta samada ee ururka Ilaahay. Malaaʼigo badan baa jiro. Ilaahay baa malaaʼigaha abuuray. Malaaʼigaha ayaa addoommada Ilaahay khatarta ka dhawri karo. Malaaʼigaha qaarkood way xumaadeen.

Laga soo bilaabo af Cibraaniga mal·ʼakhʹ iyo kan Giriigga agʹge·los. Labada erayba macno ahaan waxa ay macnahoodu yihiin “Rasuul” laakiin waxa loo tarjumay “malaa’ig” marka la tixraacayo rasuullada ruuxa. Malaa'igtu waa makhluuqyo xoog badan, oo Ilaah abuuray waa hore ka hor abuurista aadanaha.



Tags:

AlleCarabiIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

International Standard Book Number10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaJacaylRaxanweynIsuduwaha Waqtiga CaalamigaYarradSaldanadii AjuuraanGalmada dabadaXawaadleItoobiyaKenyaKoorGarreQoraxYaaqshiidKomishanka Doorashooyinka QarankaQur'aanKhilaafada IslaamkaKurtunwaareyOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaJibraacinMaxamed gorgaateBeerwaysoIstanbuulQabiilMaxamuud hartiQabyaaladaSomtelSalaaxudiin al-AyyuubiSheekhaal JaziiraHeesXamza bin cabdi mudalibWadamada AfrikaCarabiISO 3166Koonfur SuudaanFanaaniinta SoomaaliyaAstaanta Calanka CirdhowRaqaySuugaanta SoomaalidaLeefida dabadaSoomaalilandSamaaleCabdiqaadir YamyamSalaada DuhurSiri LankaSheeko SoomaaliHay'ada laanqayrta casAstaan TVQabribayaxBahda Midaysay QoraxduBakoolMacluumaadka TeknolojiyaddaDameer farowCawramaleReer XaamidAadan DaarCanabUdeejeenKoonfur AfrikaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedSadaxleeyFaysbuugHartiLiiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandBoqortooyadii JaarsoLuuqad SoomaaliMaxamuudsaleebaanAstaamayn🡆 More